Dab baabi\'yay ilaa 200 guri oo ku yaalo Garoowe 2007-03-26 07:41:59 -
(SomaliNet) Dab xoogan oo maanta ka kacay qeybta bari ee xaafada Waaberi ee magaalada Garoowe ayaa baabi\'iyay ilaa 200 oo guri oo ku yaalay xaafadaasi. Lama oga ilaa iyo hada wax sababay dabkaasi, ha
Mahaddaay oo laga saaray maleeshiyooyin qabsaday 2007-03-26 07:30:36 -
(SomaliNet) Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada hoose ayaa laga saaray maleeshiyooyinkii qabsaday xalay, iyadoo ay saakay xaaladu tahay mid iska caadi ah oo aysan ka jirin wax rabshado ah. Odoyaas
Qarax ka dhacay Ceel-Cirfiid ee duleedKa Muqdisho 2007-03-26 07:29:56 -
(SomaliNet) Qarax aad u culus ayaa maanta ka dhacay xero ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin deegaanka Ceel-Cirfiid ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxasi ayaan la ogeyn waxyaabaha sababay, iyadoo d
Beelaha Hawiye oo maxaabiis ka tirsan ciidamada dowlada wareejiyay 2007-03-26 07:28:00 -
(SomaliNet) Odoyaasha dhaqanka ee beesha Hawiye ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyay maxaabiis ka tirsan ciidamada dowlada federaalka ee Somalia oo dhawaan lagu qabtay dagaaladii dhawaan ka dhacay ma
Ciidamo ka tirsan dowlada oo goostay 2007-03-25 10:04:01 -
(SomaliNet) Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka ee Somalia isla markaan tababar ku soo dhameystay garoonak Balli-doogle ayaa lagu soo waramayaa inay ka baxsadeen ka sii mid ahaanshaha ciidamada dowla
Madaxweynaha oo kormeer ku tagay qeybo ka mid ah Muqdisho 2007-03-25 07:05:33 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia md cabdilaahi Yuusuf Axmed aya maanta markii ugu horeeysay kormeer ku soo sameeyay qeybo ka mid ah magalada Muqdisho. Kormeerka uu madaxweyne Ca