Ethiopia oo beenisay in dalka Mareykanka uu saldhigyo ka dhex sameystay 2007-02-24 06:35:34 -
(SomaliNet) Bereket Simon oo ah la taliyaha gaarka ee arimaha siyaasada ee ra\'iisul wasaraha dalka Ethiopia Milez Zanawi ayaa sheegay inay tahay been la dhoodhoobay warbixin laga soo xigtay qeybo ka
Ciidamo taabacsan Maxamed Dheere oo howlgalo ka bilaabay Jowhar 2007-02-24 06:34:59 -
(SomaliNet) Ciidamo taabacsan gudoomiyihii hore ee gobolka Shabeelada dhexe Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed Dheere) ayaa howlgalo ka bilaabay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe. Howlgaladaas
Xafiis baasaboorada oo Boosaaso laga furay 2007-02-24 06:33:18 -
<#bosaso200702241_sm.jpg#>(SomaliNet) Waxaa shalay laga furay magaalada boosaaso xafiiska laanta socdaalka dowladda federaalka kmg ah ee somalia waxaana ka soo qayb galay furitaanka xafiiskasi gubeernatoraha gobolka bari duqa
Masuul ka tirsan shirkada Hormuud oo la sii daayay 2007-02-24 06:20:41 -
(SomaliNet) Cabadirashiid Cali Ceynaanshe oo ahaa madexa suuq-geynta ee shirkada isgaarsiinta ee Hormuud oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay kooxo maleeyshiyaad ah ay afduub ahaan u heysteen ayaa la siida
Doon ku gubatay dekeda Kismaayo 2007-02-24 06:11:35 -
(SomaliNet) Dooni sida la sheegay ka timid dalka India, isla markaana u socotay dalka Iskutaga Imaaraadka carabta ayaa saakay ku gubatay maarsada magaalada Kismaayo. Lama yaqaano sababaha dhaliyay da