Uganda: Waan ka qayb qaadanaynaa soocelinta nabada Soomaaliya 2007-02-21 10:23:19 -
(SomaliNet) Wasiirka Haweenka iyo horumarinta bulshada ee dalka Uganda Hon. Syda. M. Bbumba ayaa maanta daaha ka rogtay in dalkeeda ay qeyb libaax leh ka qaadanayaan dib u soo celinta xasiloonida iyo