Dalka Nigeria oo ku soo biirtay dalalka ciidamada Somalia u soo diraya 2007-02-21 07:15:44 -
(SomaliNet) Dowlada Nigeria ayaa sheegtay inay ciidamo u direysa dalka Somalia, kuwaasoo gaaraya in ka badan ilaa iyo 800 askari oo u dhashay dalka Nigeria, kuwaasoo ka qeybgali doono howlaha nabad i
Ciidamo Ethiopian ah oo Muqdisho ku soo jeeda 2007-02-21 07:14:41 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo magaalada Bydhabo ee xarunta ku meel gaar ah ee dowlada federaalka Somalia ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubeysan ay u soo dhaqaaqeen dhanka magaalada Muqdisho. Warku
Dadkii ugu badna oo Muqdisho isaga qaxaya 2007-02-21 07:11:45 -
(SomaliNet) Inta badan dadka Muqdisho ku nool ayaa maanta lagu arkayay iyaga oo isaga qaxaya qeybo badan oo Muqdisho ka mid ah. Boosteejeeyinka baabuurta laga raaco ee magaalada Muqdisho ayaa lagu ar
Amaanka Kismayo oo ay ciidamo Ethiopian ah la wareegeen 2007-02-20 08:02:41 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopian-ka ah ee ku sugan Kismaayo ay maanta fariisimo ka sameeysteen qeybo ka mid ah Kismaayo si ay wax u