Lahjada Af-Waqooyiga

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Conqueror »

Nimanyaho reer Waqooyi, waxaan idin hayaa bad news. Maalin dhexdaas ah, waxaan argay miid reer Konfureed ah o bartay (90%) lahjada af waqooyiga. Anigoo dhan ciil baa iiqabtay. Meel makhaayad ah bu ka dalbaniyey cuunto, waana meeshan isku aragnay. I was surprised.

Ala kuli xaal, waa iin websiteyada Dhulbahante, Isaaq, Warsangeli iyo Samaroonba la saraa quful code leh o e soo geliikaran dadka u dhashtay gobolada Waqooyi. :lol: Balaayadii konfuureed waxee biilabeen iinee websiteyadayna ka bartaan lahjadayna. Haadii waax lagaa qaban arintan siida ugu dhaqsaha badan, waxaad argitdontan sangudhudhigii o dumarkii reer waqooyi (qaabilkee doonan ha noqodeen e) ku tuufiya game.

Another advice, stop teaching people lahjada waqooyiga here in Somalinet. Mar horena waan u shegay Khalid Ali.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Thuganomics »

Sangadhuudhigaasi Ma Muslim ha noqdo.Mise nin Muslim ah noqon waa
Haduu Muslim yahey oo ujeedadiisu tahey doon doon gabadh u guursadao
Dee markaa haduu helo mid dhaafeysa sankiisan eeg oo hadana eeg or mar sedaxaad eeg
Dee markaa

Ahlan Wasahlan weeyi Xaalku :lol: :lol:

Hadaanu Muslim aheyn laakiin oo uu gaal yahey waxaa lagu sameeyn doonaa anakey noo taalaa
Iska dhaaf
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Twist »

Conqueror wrote:Nimanyaho reer Waqooyi, waxaan idin hayaa bad news. Maalin dhexdaas ah, waxaan argay miid reer Konfureed ah o bartay (90%) lahjada af waqooyiga. Anigoo dhan ciil baa iiqabtay. Meel makhaayad ah bu ka dalbaniyey cuunto, waana meeshan isku aragnay. I was surprised.

Ala kuli xaal, waa iin websiteyada Dhulbahante, Isaaq, Warsangeli iyo Samaroonba la saraa quful code leh o e soo geliikaran dadka u dhashtay gobolada Waqooyi. :lol: Balaayadii konfuureed waxee biilabeen iinee websiteyadayna ka bartaan lahjadayna. Haadii waax lagaa qaban arintan siida ugu dhaqsaha badan, waxaad argitdontan sangudhudhigii o dumarkii reer waqooyi (qaabilkee doonan ha noqodeen e) ku tuufiya game.

Another advice, stop teaching people lahjada waqooyiga here in Somalinet. Mar horena waan u shegay Khalid Ali.
Please say you're joking! What's that, seriously? :lol: :lol:

TG, war Conqueror duruus sii ninyahow, sidan si maahee! :lol:
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Thuganomics »

Twist wrote:[
Please say you're joking! What's that, seriously? :lol: :lol:

TG, war Conqueror duruus sii ninyahow, sidan si maahee! :lol:
Dee malaha isagaa ba isa sheegeya :lol: :lol: :lol:
Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Conqueror »

:lol: :lol:

Twist, ninyaho jaadkii ba iigu yara badh-go-aay.

Thug, qosol baad iigu dhishay. :lol:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Twist »

:lol: :lol:
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by eliteSomali »

son dont you ever speak on anything but qabiil related stories? n just to be relevant, waqooyi accented girls can get it. :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Siciid85 »

There is Isaaqs who can also speak Koonfurian. Not a big deal Kastuuumites.
Last edited by Siciid85 on Sat Jul 07, 2012 1:33 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Lahjada Af-Waqooyiga

Post by Rightwing »

Twist wrote::lol: :lol:
Twist you sound reer waqooyi sidaan filayo!

Anway I am glad 45000 immigrants from Mogadishu has shown a high degree of language integration less than 7 years. Walaahi you cannot differentiate those koonfurstanian brothers and sisters from the local hargeisaawi. :D :D :D
Just watch this video :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”