Mucaaradka iyo PM Robole marka ay kulmeen waxuu ku dhahay : Aniga waxaan idiin balanqaadayaa in aan la idin ku xad gudbin ka Hawiye ahaan, oo sidi hore aysan dhicin weerar, xadgudub, iyo safaro dad loo diido, taas ma dhacayso, laakin waxi siyaasad ah goonidiina u shaqaysta wax xiriir siyaasadeed idin lama gali karo laakin in aan la idin ku xad gudbin ayaan idiin balan qaadayaa.
Hadii aan shaqsiyadiisa u laabto Rooble waxuu ahaa mucaarad aad u xanta Farmaajo iyo Khayre labadaba muusan jecleeyn laakin Khayre ayuu sii necbaa sababtoo ah aad bay isu yaqaaneen waagii hore laakin marki Kheyre PM laga dhigay si xun ayuu ula dhaqmay hal mar ayaa nin dawlada ka sgaqeeya si dhib leh ku kulansiiyay, mar kalana shaqo ayuu xafiiskiisa u tagay. messageyo badan ayuu u diri jiray laakiin halmar uma jawaabin hadda isagi ayaaba PM ah maanta, Khayrana wuxuu ka tuugayaa inuu xafiiska asaga kala wareego! waa iska xaal adduun

Taariikhdiisa haddaan ka hadlo waxuu ka yimid markiisa hore wadanka Sweden. Early 2000s ayuu Xamar tagay. Waxuu la saaxiibay Damjadiid through Guuleed. He was not Damjadiid persay but he was Damjadiid associate.
Marka waxaa dhacay marki Xassan Sheekh madaxtinimada u tartamaayay 2012, ayuu Xassan sheekh saaxibadiis lacago qaaraan ah ku kala qoray. Waxuu u baahnaa lacag uu kaambeeynka doorashada ku galo. Rooble waxaa ku soo aaday US $2000 inuu bixiyo. Robole wuu diiday, waxuuna ku dhahay Xassan Sheekh ninyahoow madaxwayne ma noqoneeysid ee anaga culeys hana saarin. Waxi markaas ka dambeeyay Damjadiid weey tuureen. Marka Damajadii mar hore ayeey kala hareen.
waqti ma jiro wuxuu ku shaqaynayaa roadmapka aftarta bilood ee degsan intaasna xoolo kuma heli karo hadii uu is badali lahaa oo Farmaajo ka hor imaan lahaa. Laakin hadda waa nin iska daruufeeysan oo lacag inuu sameeyo u soo jeedo. Money is more important for him than politics. Hadda mucaaradka waxay ka shaqeeynooyaan in la dhiirigaliyo, soo dhaweeyn loo muujiyo oo Fahad iyo Famraajana lagu dir diro, xataa la galiyo hami ah inuu madaxwayne noqon karo oo meesha ka kaco laakin aniga pmk wal wal iguma hayo guusja waxaa keenay Kheyre iyi FMSka mar hadii doorashada doorasha baarlamaanka november bilaabanayso. Gudiga Farsamada ee doorashada Hirshabelle ayaa jadwalkooda soo saaraya waxay aheed inuu baarlamaanka 12 oct speaker yeesho 17kana madaxweyne cusub laakin lacagta oo ka soo daahday waxaan filaa in doirasha hirshabelle dhamaato oct ilaa bilowga nov kadibna soo xusho xildhibaanada aqalka sare ee federalka in mid november.
our messiah and Nuurcade was Kheyre who ruled out extension in dhusamareeb2
waxaan taageersanahay fikirka Abdi wali gaas in wasiirada hada howsha sii wadaan si aan loo daahin
sida la sheegaayo wajiyadii hore ayaa soo noqonaya xataa laga yaabo goodax sidoo kale jamaal, khadiijo diiriye
i have no worries at all.