Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Janaayo 200313

Janaayo 2003 Articles

Barnaamijka Xiddigaha - Mukhtaar Maxamed Axmed ( Mukhtaar Cuti)
2003-01-02 10:39:24 - Bulsho-waynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel guud ahaanba, gaar ahaan kubbadda cagta ciyaaryahannada ay sida aadka ah u xusuustaan waxaa ka mid ahaa Mukhtaar Maxamed Axmed oo loogu naanaysi jiray (Mukhtaar Cuti) oo u safan jiray naadigii wakaaladda batroolka ummadda oo markii dambe loo bixiyay naadiga iskaashatada iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta intaba.
Ila Tali Walaal
2003-01-02 10:35:29 - Waa qayb kamida jawaabihii ilatalida
Arimaha Bulshada - Telefeeshinka iyo Carruurta Soomaaliyeed ee Galbeeka Ku Nool
2003-01-01 20:05:09 - Saamayn xun iyo khasaare laxaad leh ayuu Telefeeshinku u gaysan karaa carruurta Soomaaliyeed ee wadamada reer Galbeedka ku nool hadii ayna waalidku xil adag iska saarin habsami u daawashada Telefeeshinka.
Caafimaadka - Gabar ku dhalatay hab aan caadi ahayn (Human Cloning)
2003-01-01 20:01:10 - Culumo badan oo ku takhasustay habka iyo daaweynta dhalmada iyo taranka bani\'aadamka iyo xayawaanka ayaa waqti badan ku mashquulsanaa sidii ay wax uga badali lahaayeen habka uurka loo qaado, ayadoo culimadaan qaar ay ku doodayaan in cilmi baaristoodu kaalmeyn doonto dadka ilmaha aad u jecel isla markaana aan dhali karin, halka...
Gabay - Kana siib kana saar
2003-01-01 19:39:57 - Waa gabay wadani ah waxaana tiriyey abwaan Cabdulaahi Siciid Timacade.
Fanka iyo Suugaanta: - Kulankii Barakaysnaa
2003-01-01 19:32:22 - Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib markii ay in badan kala maqnaayeen. Ayaan oo Australia ku nool wadaad ah, xaas ah, hooyo ah, nin wadaad ahina qabo, nolosha ay ku nooshahay aan ku faraxsanayn.
Fikradaha Akhristayaasha
2003-01-01 19:25:32 - Waa qaar kamida fikradihii akhristayaasha ee bishan.
Fanka iyo suugaanta - Fankii hore iyo kan maanta maxay ku kala duwan yihiin?
2003-01-01 19:20:04 - Runtii waa suaal u baahan in wax laga ogaado, fanka Soomaaliyeed siduu ku bilowday iyo ilaa hadda heerka uu gaarsiisan yahay, ma waagii horuu fanku qiimo la ahaa oo ay aad u badnaayeen dadka fanka jecel markaas bay fursad u heleen fanaaniinta caanka ah ee maanta jira mise...
Fanka Iyo Suugaanta (Sheeko Taxane Ah) -
2003-01-01 19:17:23 - Mulac fariintii aad ayuu ula yaabay, mas-uuliyadda soo food saartay , gaar ahaan neceb is qab qabsiga ogna in la isku qabsan doono, waxa kale oo uu ogyahay in wiilkan yar aynan ahayn isku dagaan ama isku qabiil- dhow, waxa kale oo uu la socdaa in ay magaalada dagan yihiin Ahmed yare tolkiisa

Back to News Archive Categories