Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Juun 20026

Juun 2002 Articles

Cayaaraha - Senegal oo guushii ugu hoorreysay u horseeday kooxaha Afrika
2002-06-02 11:03:07 - Kooxda kubbadda cagta ee Senegaal ( Afrika) ayaa guushii ugu horreysay la kulantay ciyaartii furitaanka ee koobka adduunka kaddib markii ay 1 iyo 0 uga adkaadeen kooxda haysata horyaalnimada koobka adduunka ee France.
Cayaaraha - Qubanayaal (1)
2002-06-02 07:24:58 - Kooxda Kubbadda Cagta ee Twin Cities Stars oo ku guulaysatay koobka Balanbaalis - Tartan kubbadda cagta ah oo aad u qiimo badnaa ayaa maalmihii na soo dhaafay wuxuu si xamaasad leh uga socday magaalada Minneapolis, Iyada oo ay koobkaasi ay ku guulaysteen kooxda Twin Cities stars ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Fanka iyo Suugaanta - Gabay: kuwa gaalada u adeega
2002-06-01 14:47:58 - Gabaygaan waxaa tiriyey abwaankii caanka ahaa ee Cisman Yusuf Kenadiid. Cisman Yusuf oo ahaa muallifkii iyo qoraagii fartii Cismaniyada waxa uu gabaygaan tiriyey wakhtigii xornimada la raadinayay. Abwaanku waxa uu la hadlayay dad markaas la safnaa gumaystayaashii oo xoogaa mushaar ah ku qaadan jiray isku dirka iyo xuma ka shaqaynta Soomaalida dhexdeeda.
Aqoon Korodsi - Su’aalihii iyo Jawaabihii Bishaan
2002-06-01 13:42:12 - Waxaan ka cudurdaarnaynaa dadka aanaan suaalahooda soo qorin. Waxaa jira suaalo aan u dirnay dad aqoon u leh iyo suaalo na soo gaaray intii magazine-ka la diyaariyay kaddib. Waxaan HRI ku talo jirnaa in aan bisha soo socota soo bandhigno.
Cayaaraha - Qubanayaal (2)
2002-06-01 12:58:27 - Koobka Adduunka iyo Rajada Kooxaha Afrika. Tartankii koobka Marxuum Cumar Canjeeste
Siyaasada - Yaa Dagaal Ooge ah: Dood Furan
2002-06-01 01:23:02 - Saacad kasta, maalin walba waxaa la is waydiiyaa dhibaatada waddankeenii ku habsatay Waxa sababay, cidda masuulka ka ah in ay dhibaatadii wali iska socoto oo la soo afjari waayo. Jawaabo kala duwan ayaa mar kasta looga jawaabaa arrintaa, marar badan waxaa carrabka lagu dhuftaa in dagaal oogayaashu sabab u yihiin dhibaatada maanta ina ku habsatay.
Fanka iyo Suugaanta - Sheeko Taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2002-06-01 01:16:41 - Ayaan markii ay hooyadeed arrinta la socodsiisay, waxaa uga soo baxay in ay adagtahay in ay hooyadeed fahansiso dhibaatada waayo waxa ay ka hadlayso waa jacayl, waana adag tahay in dadka waaweyn lagu qanciyo in reerka la bur-bursho iyadoo ay sababtu tahay in aan jacayl jirin.
Arimaha Bulshada - Arrin Qosol iyo Murugo leh: Shirkii Qabqablaha iyo Ummadda dhex maray
2002-06-01 01:09:06 - Shir lagu qabtay Soomaaliya ayna ka soo qayb galeen xubno masalayay qaybaha bulshada Soomaaliyeed ugu muhiimsan oo kala ah:
Diinta - Su’aalihii ugu yaabka badnaa ee la waydiiyay Sh. Cabdullaahi Al-nuuri iyo jawaabohoodii
2002-06-01 00:58:14 - Qaybihii hore waxaa la soconay qisadii labadii nin oo dilay wiilkii yaraa oo ay abtiga u ahaayeen kaddib mrkii ay arkeen in uu madow yahay (u ekayn aabihiis iyo hooyadiis midna) ayna ka baqeen in ceebi uga timaado. Gabadhii 18 jirka ahayd oo jeclaatay odayga 60 jirka ah, kaddibna diiday in ay nin kale guursato.

Back to News Archive Categories