Diinta - Su’aalihii ugu yaabka badnaa ee la waydiiyay Shiikh Cabdullahi Al-Nuuri iyo Jawaabohoodii.
2002-05-01 16:18:39 -
3-dii qaybood oo hore waxaan la soconay qisadii labadii nin oo dilay wiilkii yaraa oo ay abtiga u ahaayeen kaddib markii ay arkeen in uu madow yahay ayna ka baqeen in ceebi uga timaado. Gabadhii 18 jirka ahayd oo jeclaatay ninka 60 jirka ahaa kaddibna diidday in ay nin kale guursato. Gabadhii hooyadeed ku koriimadeeda ku soo rafaadday kaddibna markii ay waynaatay aabeheed ku dacwooday in uu isagu xaq u leeyahy in uu korsado.
Cayaaraha - Qubane
2002-05-01 11:04:16 -

Todobaadka Soomaalida iyo Kooxda Tibmerwolves (MBA), Kevin Wilson, iYaa marti-galin doona tartammada ciyaareed ee Somali National week 2002?
Cayaaraha - Barnaamijka Xidigaha: Nuuradiin Cali Saciid
2002-05-01 10:41:12 -

Qaybtii 1aad - Iyada oo aynaan qoraalladeena ku soo koobi karin xiddigihii faraha badnaa ee u kacay qaranka Soomaaliyeed ayaanu misana isku dayi doonaa inaan marba soo qaadano ciyaaryahannada ay inoo suuro-gasho inaanu helno taariikhahoodii isboorti muddadii ay ku dhex jireen bulshada isboortiga.
Fanka iyo Suugaanta - Skeeko Taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2002-05-01 10:07:55 -
Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib markii ay in badan kala maqnaayeen. Ayaan oo Australia ku nool wadaad ah, xaas ah, hooyo ah, nin wadaad ahina qabo, nolosha ay ku nooshahay aan ku faraxsanayn. Faysal oo USA ku nool, balwad yeeshay. Labaduba waa ku farxeen in ay war iska helaan...
Siyaasada - Marayknku Dhexdhexaad Ma ka Yahay Xaaladda Bariga Dhexe?
2002-05-01 10:04:16 -
Konton sano ka hor ayaa Maraykanku ballan qaaday inuu taageeri doono Israail. Sannadkii tagay ee 2001da Israail waxaa ay noqotay waddanka koowaad oo la siiyo deeqda ugu badan ee Maraykanku bixiyo, waxaana uu dhaqaalahaan saddex jeer ka badnaa inta uu Maraykanku siiyo Masar oo ah waddanka labaad ee hela deeqda ugu badan oo Maraykanku uu bixiyo.
Arrimaha Bulshada - Dhacdo Run ah: Qabiil ayaa Dumiyay Qoyskaygii!
2002-05-01 09:36:28 -
Qeybtii 2aad - Waxaa ay aheyd in uu aad ii soo jiitay hanaankii iyo habsamdii uu sharxayey nolosha taalla qurbaha waxaaba uu i geliyey jacayl xad dhaaf ah oo aan u qaaday qurbaha, anoo awlaba niyadda ka jeclaa kuna fekeri jiray sidaan u aadi lahaa meel ka mid ah Yurub.
Fanka iyo Suugaanta - Alla qiimo Badanaa
2002-05-01 08:53:33 -
"Waligeed aduunyada waqtigaa qof saacida qofna waayahaa xira, labadaan waxaan ahayn horaa looga waayoo waa nin iyo waagii.." . Eraydaan halaasiga ah waxay ka soo burqnanayeen Rikoor ag yiil Muna oo iyana heestaa qiimaha badan ee Amina Cabdullahi ku luqaynayso ay hadba beyd la meerinaysay.