Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Siteember 20029

Siteember 2002 Articles

Cayaaraha - Qubanayaal
2002-09-04 10:22:53 - Faaqidaada Ciyaaraha iyo toddobaadkii Soomaalida iyo Toronto, Iyo cayaartoyda adduunka ugu qaalisan
Arimaha Bulshada - Maxay ku doorteen Minnesota?
2002-09-03 10:07:19 - Qoraalkan, waxaan isku dayaynaa inaan ka jawaabno su\'aasha ah maxay Soomaalidu u dooratay State-kan oo kamida kuwa ugu qabow ayagoo heli kara inay ku noolaadaan meelo kulul oo u dhigma waddankoodii hooyo marka laga eego dhinaca cimilada.
Fanka iyo Suugaanta - Gabay: Caashaqa Haween
2002-09-03 09:44:36 - Gabaygan ayaa kamida gabayadii jacaylka ahaa ee abwaan Cilmi Boodhari.
Cayaaraha - Qubanayaal (Kenya)
2002-09-02 23:15:03 - Meelo faro badan oo dunida ka mid ah ayay dhallinyarada Soomaaliyeed ee isboortiga jecel waxaa ay ka wadaan dhaqdhaqaaqyo noocyada isboorti sida kubbadda Cagta iyo kolayga. Dalka Kenya oo ah meelaha ugu badan oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed Ku qaxeen
Ma Ogtahay - Amerika iyo Yurubta Galbeed oo sii kala Fogaanaya Dhinac Kasta
2002-09-02 23:10:23 - Dowladaha Yurubta Galbeed iyo Maraykanka waxaa ka dhexeeya xiriir aad u wayn. Dadka Maraykanka ah oo caddaanka ah waxa ay ku abtirsadaan Yurub waana qoxootigii ugu horreeyey ee Maraykanka soo gala.
Fanka Iyo suugaanta - Sheeko Taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2002-09-01 11:01:19 - Qaybtii 9aad - Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib markii ay in badan kala maqnaayeen.
Diinta - Su’aalihii ugu yaabka badnaa ee la waydiiyay Sh. Cabdullaahi Al-nuuri iyo jawaabohoodii
2002-09-01 10:55:45 - Qaybihii hore waxaan la soconay qisadii labadii nin oo dilay wiilkii yaraa oo ay abtiga u ahaayeen kaddibna markii ay arkeen in uu madow yahay (una ekayn aabihiis iyo hooyadiis midna) ayna ka baqeen in ceebi uga timaado. Gabadhii 18 jirka ahayd oo jeclaatay odayga 60 jirka ah, kaddibna diiday in ay nin kale guursato.
Rumayso Ama Ha Rumaysan - Maxaa ka dhaxeeya qaraxii Sep. 11 iyo lambarka 11
2002-09-01 10:48:10 - Maalintii la qarxiyey labadii sarood ee New york waxaa ay ahayd September 11 (9/11) Waxaase yaab lahaa...
Arrimaha Bulshada - Dhacdo Run Ah: Qabiil baa dumiyay Qoyskaygii
2002-09-01 10:42:38 - Qaybtii 5aad - Fikraddii habeenkaasi ee Muqtaar u soo jeediyey waxaa ay aheyd mid uusan jacelysan dib u dhigista barashada qoyskeena, inkastoo aan niyadda ugu qaboojiyey in aniga nimaan isaga aheyn aan oorridiisa noqoneyn.
Diinta - Jawaabihii Bishan
2002-09-01 10:38:25 - Jawaabihii su\'aalihii diinta ahaa ee bishii hore nala soo weydiiyey.

Back to News Archive Categories