Sarkaal ka tirsan MSF-Swiss oo lagu dilay bartamaha Soomaaliya 2007-07-09 12:13:48 -
(SomaliNet) Sarkaal ka tirsan hay\'ada samafalka ee MSF-Swiss ayaa maanta dharaar cad lagu dilay magaalada Beledweyne oo 350km waqooyi kaga beegan caasimada Muqdishu, sida wararku ay sheegayaan. Nin s
Ethiopian-ka oo dad xir xiray 2007-07-09 12:12:35 -
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ee ku sugan caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ayaa xiray todobo qof oo ay ka soo qabteen xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee waqooyiga Muqdishu ka dib markii xalay qa
Qarax Muqdishu ku dilay dad rayid ah, howlgalada oo sii socda 2007-07-09 12:11:39 -
(SomaliNet) Laba qof ayaa geeriyootay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen markii bam uu ku qarxay suuqa weyn ee Bakaaraha eek u yaalla koonfurta Muqdishu – iyadoo caasimadana ay gashay maalinteedii sha
Beelaha Hawiye oo ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta qaran 2007-07-08 09:58:10 -
(SomaliNet) Gudoomiyaha dhaqanka ee beelaha Hawiye oo ku xoogan koonfurta Soomaaliya ayaa maanta sheegay in odoyaasha Hawiye ay si sharuud la\'aan ah uga qeyb geli doonaan shirka dib u heshiisiinta qar
Booliska dowlada oo dhaawacay shan qof qarax ka dib 2007-07-08 09:33:22 -
(SomaliNet) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay rasaas ay fureen askarta dowlada KMG ee Soomaaliya markii qarax bambaano uu manta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha, meel ku dhow shirkadaha isgaar
Qaraxyo caawa ka dhacay Muqdishu 2007-07-07 19:27:42 -
(SomaliNet) Ilaa saddex qarax iyo rasaas daba socota ayaa caawa abaarahii 8:00 laga maqlay nawaaxiga suuqa weyn ee Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu, halkaasoo ay ku sugan yihiin ciidamo xoogan oo isugu
Sagaal qof oo ku dhaawacantay laba qarax oo galabta ka dhacay Muqdishu 2007-07-07 10:37:11 -
(SomaliNet) Sagaal qof oo uu ku jiro askari ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa galabta ku dhaawacmay laba qarax oo ka dhacay banaanka hore ee shirka xawaalada Dahab-Shiil ee ku taalla koonfurta Muqdish
Dad maanta lagu xirxiray Muqdishu, baaritaanada oo weli socda 2007-07-07 09:54:24 -
(SomaliNet) Howlgalada baaritan ee looga gol leeyahay in lagu soo celiyo nabada iyo xasiloonida ayaa maalintii saddexaad ka socda caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdishu, iyadoo maantana ciidamada iska