Duqa magaalada Muqdishu oo maanta ka badbaaday isku day dil 2007-07-05 12:46:28 -
(SomaliNet) Duqa magaalada Muqdishu Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa maanta ka badbaaday qarax ka dhashay miino wadada dhinaceeda loo dhigay oo ka dhacay degmada Shibis ee waqooyiga Muqdishu.
Rabshadaha Muqdishu oo sii kordhaya, qaraxyo dhacay 2007-07-05 12:45:24 -
(SomaliNet) Laba qarax oo culus ayaa maanta gelintii dambe ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu, halkaasoo ciidamada iskaashaday ee Soomaalida iyo Ethiopian-ka ay ka wadeen howlgalo
Askar lagu dhaawacay qaraxyo caawa ka dhacay Muqdishu 2007-07-05 01:15:05 -
(SomaliNet) Saddex askari oo ka tirsan dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey inay ku dhaawacmeen weerar bambaano oo caawa lagu qaaday saldhiga booliska ee degmada Waaberi ee koonfurta Muqdishu
Geedi: Dhaqaale daro ayaa dib u dhigtay ciidamada Midowga Afrika 2007-07-04 08:55:04 -
(SomaliNet) Ra’iisul wasaaraha dowlada KMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in markii la waayey dhaqaalahii la sugayey beesha caalamka ay dib u dhaceen ciidamada Midowga Afrika ay balan q
Gudoomiye ku xigeen degmo oo lagu caawa lagu dilay Muqdishu 2007-07-02 12:31:00 -
(SomaliNet) Gudoomiye ku xigeen degmo oo lagu caawa lagu dilay Muqdishu Kooxo hubeysan ayaa caawa maqribnimadii waxa ay toogasho ku dileen gudoomiye ku xigeenkii degmada Huriwaa ee magaalada Muqdish