Askari Ethiopian ah oo Muqdishu lagu dilay 2007-07-14 08:38:08 -
(SomaliNet) Nin mayal adag oo aan la aqoon oo lagu xiriirshay maxaakimtii Islaamiga ee dalka laga saaray ayaa maanta askari Ethiopian ah ku dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay meel ku dhow isbitaalka
Gaari dowlada ay leedahay oo ka badbaaday qarax miino loo dhigay 2007-07-12 09:14:55 -
(SomaliNet) Gaari nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha oo ay leedahay dowlada ayaa maanta ka badbaaday miino wadada dhinaceeda loo dhigay isagoo marayey wadada Warshadaha ee magaalada Muqdishu, hase ahaatee
Qaraxyo weli ka socda Muqdishu, khasaare soo gaaraya dadka 2007-07-12 09:12:10 -
(SomaliNet) Xaalada fowdo ah ayaa ka jirta koonfurta magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliya iyadoo ilaa lix qarax iyo tacshiirado ay maanta ka dhaceen gudaha Suuqa Bakaaraha oo todobaadkii ku jira
Rabshada Muqdishu oo maanta ay ku dhinteen rayid iyo askarba 2007-07-11 09:21:14 -
(SomaliNet) Afar qof ayaa ku dhimatay, lix kalena saddex ay boolis yihiina waa ay ku dhaawacmeen laba qarax bambaano oo ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu halkaasoo ciidamada dowla
Gudoomiyaha degmada Boondheere oo la dhaawacay. 2007-07-11 09:20:06 -
(SomaliNet) Dib dabley ah oo aan la aqoon ayaa shalay galab toogasho ku dhaawacay gudoomiyaha degmada Boondheere ee waqooyiga Muqdishu, iyadoo sidoo kale uu dilay mid ka mida ilaaladiisa. C/kariin Ma
Wafdi ka socda Midowga Yurub oo Muqdishu soo gaaray 2007-07-11 09:19:10 -
(SomaliNet) Wafdi heer sare oo uu horkacayey ergeyga qaaska ee Midowga Yurub ee arrimaha Soomaaliya George Marck Andrew ayaa hadda booqasho maalin ah ku jooga magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliy
Taliye boolis oo lagu dhaawacay Muqdishu, Ethiopian-ka oo dad xir xiray 2007-07-10 12:27:27 -
(SomaliNet) Shan ka tirsan askarta dowlada KMG oo uu ku jiro taliyaha saldhiga booliska Galbeed ee degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdishu ayaa xalay lagub dhaawacay weerar bambaano oo lala eegtay
Rayid ku dhintay qaraxyo maanta ka dhacay Bakaaraha 2007-07-10 12:26:03 -
(SomaliNet) Afar Qarax oo kala gooni ah ayaa maanta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha eek u yaalla koonfurta Muqdishu halkaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof oo rayid a, ayna ku dhaawacmeen todob
Shan qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay koonfurta Soomaaliya 2007-07-10 12:25:07 -
(SomaliNet) Dagaal cusub oo dhexmaray ciidamada dowlada KMG iyo maleeshiyo daacad u ah maamulkii hore ee Shabellada hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa shalay ka dhacay deegaanka Shalaanbood oo gobolka