Dowlada oo soo xir xirtay dad ku shirayey guri ku yaalla Muqdishu 2007-07-01 15:37:55 -
(SomaliNet) Ilaa 20 ruux oo isugu jira odoyaal xaga dhaqanka ah iyo ganacsato ayaa maanta ciidamada dowlada KMG ay ka soo qabteen degmada Huriwaa ee waqooyiga magaalada Muqdishu, iyadoo deetana xabsig
Qaraxyo iyo tacshiirado caawa ka dhacay Muqdishu 2007-07-01 15:37:41 -
(SomaliNet) Dhawaaqa rasaas xoog oo la is dhaafsanayo ayaa caawa laga maqlayaa xaafada KPP ee degmada Hodon ee koonfurta Muqdishu, sida dadka deegaanka u xaqiijiyeen Somalinet. Ilaa hadda lama cadeyn
Maxamed Dheere oo wada-xaajood ugu baaqay mucaaradka 2007-07-01 09:00:38 -
(SomaliNet) Maxamed Cumar Xabeeb ‘Maxamed Dheere’, gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdishu oo xalay ka hadlayey munaasibada 1-da Luulyo ayaa muujiyey debacsanaan la xiriirta in maamulkiisa uu diyaar u yahay inuu la xaajoodo raga mucaaradka ku ah dowlada.
Sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada oo saakay Muqdisho lagu dilay 2007-06-30 07:21:42 -
(SomaliNet) Sarkaal sare oo ka tirsan cidiamada dowlada federaalka ee Somalia ayaa saakay kooxo hubeysan ay ku dileem magaalada Muqdisho. Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magaacaabaa Maxamed Muuse
Salaad cali Jeelle oo faah-faahin ka bixiyay socdaalkiisa Garoowe 2007-06-29 13:01:39 -
(SomaliNet) Wasiirka kuxigeenka gaashaandhiga ee dowlada federaalka ee Somalia md Salaad cali Jeelle ayaa maanta faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay socdaalka uuku jooga magaalada Gawoore ee maamulka P