Jini Boqor: Somalia waxay ku sii socotaa wadada Afghanistan iyo Iraq 2007-06-29 12:59:08 -
(SomaliNet) Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jini-Boqor) oo haatan ku sugan magaalada Baydhabo ayaa ka deyriyay siyasada dowlada federaalka ee Somalia, wuxuuna sheegay in sii joogitaanka ciidamada Et
Xildhibaanada Somalia oo ku sii yaraanaya Baydhabo 2007-06-29 12:57:50 -
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta goboka Bay ayaa tilmaamaya in intii badneyd xildhibaanada dowlada federaalka ee Somalia ay magaalada Baydhabo isaga tageen, kadib mar
Gudoomiye waaxeed Muqdisho lagu dilay 2007-06-28 08:51:44 -
(SomaliNet) Gudoomiyaha waaxda 1aad ee degmada Dayniile marxuum Axmed Cali Cibaar ayaa maanta kooxo hubeysay ay ku dileen gudaha degmadaasi Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dilka loo geystay marxuum A
Sarkiil ka badbaaday qarax la doonayay in lagu dilo 2007-06-28 08:49:09 -
(SomaliNet) Ugu yaraan labo askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa Ethiopia ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii gaari ay wateen cii
Dowlada Somalia oo beenisay hadal ka soo baxay Barre hiiraale 2007-06-28 08:47:57 -
(SomaliNet) Dowlada federaalka ee Somalia ayaa been aan sal iyo raad laheyn ku tilmaamtay hadal ka soo baxay xildhibaan Barre Aadan Shire ( Barre Hiiraale) Afhayeenka dowlada Somalia Dr Cabdi Xaaji
Xildhibaan Barre Hiiraale oo qarax miino ku dhaawacmay 2007-06-27 09:17:41 -
(SomaliNet) Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa maanta dhaawac ka soo gaaray qarax ka dhacay duleedka magaalada baardheere ee gobolka Gedo. Barre Hiirale ayaa lagu soo waramayaa in qar
Baaritaano xoogan oo laga wado qeybo ka tirsan Muqdisho 2007-06-27 09:01:45 -
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ee Muqdisho ku sugan iyo kuwa dowlada federaalka ee Somalia ayaa saakay isku gadaamay qeybo ka tirsan ka jidka warshadaha ee magaalada Muqdisho, iyagoo ciidamadu ay baa