Burundi iyo Nageria oo dhowaan ciidamo u diri doonaan Somalia 2007-05-23 07:57:23 -
(SomaliNet) Gen. Aronda Nyakairima oo an madaxa ciidamada dalka Uganda ayaa shaaca ka qaaday in dalalka Burundi iyo Nageria ay dhawaan ciidamadooda ay ku biirin doonaan ciidamada Uganda ee AMISOM ee S
Shirkadaha xaawaaladaha Qaran Express iyo Global Money Transfer oo midoobay 2007-05-22 08:23:34 -
<#mogadishu200705221_sm.jpg#>(SomaliNet) Xaflad lagu maamuusayay isku biiridda labada shirkadood ee Global Money Transfer iyo Qaran Express ayaa ka dhacday Hotelka Global ee Magaalada Muqdisho waxaana xafladdaan ka soo qaybgalay,
Cali Mahdi oo shir jaraa\'id Muqdisho ku qabtay 2007-05-22 08:13:30 -
(SomaliNet) Gudoomiayaha gudiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha soomaaliyeed md Cali Mahdi Maxamed oo maanta shir jaraa\'id Muqdisho ku qabtay ayaa tilmaamay in gudi ka socda gudiga qab
Qarax ka dhacay deeganka suuqa xoolaha 2007-05-22 08:12:30 -
(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa iyo 5 qofood ayaa ku dhaaqacantay in la hubo kadib markii uu qarax aad u xoog badan uu maanta ka dhacay deegaanka suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho. Xiliga uu qaraxu dh
Dowlada Somalia oo xilkii ka qaaday Col, Cabdirisaaq Afgaduud 2007-05-22 08:11:29 -
(SomaliNet) Dowlada federaalka ee Somalia ayaa xilkii uu hayay ka qaaday Col, Cabdirisaaq Afgaduud oo ahaa taliyihii guutada 1aad ee ciidamada xoogga dalka Somalia. Col Afgaduud ayaa sheegay inuusan
Xusni Mubaarak iyo Alpha Omar Konari oo ka wadahadlay arimaha Somalia 2007-05-22 08:09:45 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dalka Masar Xusni Mubaarak iyo gudoomiyaha ururka midawga Africa Alpha Omar Konari ayaa lagu soo waramaya inay kulan ay yeesheen kaga wada hadleen arimaha dalka Somalia. Lab
Kismaayo oo la tacaaleysa xaaladaha amaandaro ee ka taagan magaaladaasi 2007-05-21 08:19:53 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xaunta gobolka Jubba hoose ayaa sheegaya in xalay ay magaaladaasi ay ka bilaawdeen dhaq dhaqaaq ciidan oo lagu doonayo in amaanka magaaladaasi wa
Qarax ka dhacay agagaarka wasaaradii hore ee gaashaandhiga 2007-05-21 08:18:41 -
(SomaliNet) Qarax aad u xoogan oo la doonayay in lagu qaarajiyo qaar ka mid ah ciidamada Ethiopia ee Muqdisho ku sugan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxaasi ayaa lala beegsaay gari Ura
Maxaabiis Masaari ah oo ku xirnaa Boosaaso oo la siidaayay 2007-05-21 08:18:06 -
(SomaliNet) Ilaa iyo 17 maxbuus oo u dhashay dalka Masar ayaa laga siidaayey xabsi ku yaal magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland. Maxaabiisataan ayaa ahaa Masaari kalluumaysato ah oo watey maraak