Wafdi ka socda dowlada Italy oo Muqdisho soo gaaray 2007-05-19 08:05:47 -
<#mogadishu200705191_sm.jpg#>(SomaliNet) Wafdi ka socda dowlada Italy ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo wafdigaasi ay horkaceysay wasiirka ku xigeenka arimaha dibada ee dalka Italy Patrizia Sentenelli. Wafdiga a
Iska hor-imaad ka dhacay deeganka Shalaanbood 2007-05-19 08:00:32 -
(SomaliNet) Hal qof ayaaku geeriyooday, iyadoo uu ruux kalena uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii koox beeraley ah iyo ciidamada maamulka gobolka shabeelada dhexe uu iska hor-iaamaad ku dhexmaray de
Gudi loo magacabay nabad ku soo dabaalida Kismaayo 2007-05-18 08:37:20 -
(SomaliNet) Odoyaasha iyo nabadoonada beelaha Kablalax ayaa u magacaawday gudi uga qeybgalo wadahadao ay wadaan masuuliyiin ka tirsan dowlada federaalka ee Somalia, taasoo lagu dhex dhexaadinayo beeli
Mareykanka oo Ergey cusub Somalia u soo magacaabay 2007-05-18 08:34:24 -
(SomaliNet) Wasaarada arimaha dibada ee dalka Mareykanka ayaa dalka Somalia u soo magacaawday ergey cusub oo sida la sheegay la shaqeryn doono masuuliyiinta dowlada federaalka ee Somalia. Ergeyga ay