Beelo Soomaaliyeed oo weli isku dilaya gobolka Hiiraan 2007-08-19 11:49:35 -
(SomaliNet) Shan qof oo kale ayaa lagu dilay dagaal u dhaxeeya beelaha Murursade iyo Xawaadle oo mar kale ka bilowday dhulka baadiyaha ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya shalay gelinkii dambe
Booliska oo dad ku dhaawacay, kuwa kalena ku soo xir xiray Muqdishu 2007-08-19 11:19:24 -
(SomaliNet) Laba qof oo rayid ah ayaa geeriyooday mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray markii ciidamada amaanka ee dowlada KMG ay maanta rasaas ku fureen suuq ay dadka ka buuxaan oo ku yaalla degmada Hu
Saldhiga booliska degmada Wadajir oo caawa la weeraray. 2007-08-17 14:42:15 -
(SomaliNet) Iyadoo ay soo tarayaan weerarada wax iskacaabin ee lagu hayo fariisimada dowlada ay ku leedahay caasimada Soomaaliya ee Muqdishu, ayaa kooxaha Islaamiyiinta waxa ay caawa baasuukayaal ku w
Madaxweyne Kibaki oo maanta la kulmay madaxweynaha Soomaaliya 2007-08-17 11:28:07 -
(SomaliNet)Madaxweynaha dalka Kenya ayaa maanta wadahadal la yeeshay madaxaweynaha dowlada KMG ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo booqasho ku tagay aqalka madaxtooyada Nairobi, sida ay sheegtay