Olole nadaafadeed oo xoog leh oo ka socda qeybo ka mid ah wadooyinka Muqdisho 2007-05-17 10:30:01 -
<#mogadishu_200705172_sm.jpg#>(SomaliNet) Olole nadaafadeed oo xoog leh ayaa maanta ka bilaawday qeybo ka mid ah wadooyin ku yaalo gobolka Banaadir, kadib markii uu maamulka gobolka Banaadir shaaciyay in dadweynaha ay nadiifiyaan
Meydadka ciidamada Uganda oo laga dhoofiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho 2007-05-17 08:15:23 -
<#mogadishu_ugandan_troops200705171_sm.jpg#>(SomaliNet) Waxaa maanta laga dhoofiyay garoona diyaradaha ee magaalada Muqdisho meydadkii ciidamada Uganda ee shalay ku geeriyooday qaraxadii ka dhacay Muqdisho. Meydadkaasi ayaa la saray diyaarad
Ethiopia oo shaaca ka qaaday inay Somalia sii joogi doonto 2007-05-17 08:13:16 -
<#mogadishu_200705171_sm.jpg#>(SomaliNet) R/wasaaraha Ethopia Atto Males Zanawi ayaa sheegay in ciidamadiisa aaney ka bixi doonin Soomaaliya ilaa iyo inta laga soo dhameystirayo Ciidamada Nabad ilaalinta Afrika , si aanu u dhicin
Bandoow xalay lagu soo rogay Heliwaa oo si hagaagsan u dhaqangalay 2007-05-17 07:58:37 -
(SomaliNet) Kadib markii maamulka gobolka Banaadir uu amar ku soo rogay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho inay ahay bandoow xalay laga bilaawo 6da Maqribnimo ilaa iyo 6da Aroornimo ee waqtiga Muqd
Iska horimaad ka dhacay nawaaxiga Biye-Cadde 2007-05-16 07:35:00 -
(SomaliNet) Lix qof ayaa ku geeriyootay 4 kalana dhaawacyo ayaa ka so gaaray ka dib markii ay kala shakiyeen kolonyo uu la socday Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Shabeelada dhexe Maxamed Cumar Deelle iy