Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax ka dhacay Baardheere 2007-05-16 07:33:58 -
(SomaliNet) 6 qofood ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaa ka badana ay dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen markii weerar bam gacmeed lagu qaaaday goob shineemo aheyd oo ku taalo degmada Baardheere e
Qarax maanta lala beegsaday ciidamada Uganda ee Muqdisho ku sugan 2007-05-16 07:33:21 -
(SomaliNet) Ugu yaraan 4-askari ayaa ku geeriyootay tiro intaas ka badana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii miino ay la Qaraxday kolonyo ciidamada ugaandha ee muqdisho ku ugan . Qara