Dekeda Kismayo oo dib u howl bilaawday 2007-05-14 07:15:31 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa sheegaya in ay dekeda Kismaayo ay howlaheedi ay dib u bilaawdeen kadib markii laga kaxeeyay ciidamo ka tirsan dowlada federaalka ee
Ciidamada Uganda oo maanta howlgal miino saaris ah ka sameeyay Muqdisho 2007-05-14 07:13:35 -
<#mogadishu200705141_sm.jpg#>(SomaliNet) Ciidamada AMISOM ee midawga Africa ee Somaai ku sugan ayaa maanta qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgalo miino saaris ah iyo waxyaabaha qerxa ee wali ku harsan magaalada Mu
Kulan dhexmaray Miles iyo Al-Axmed Al Sabaax 2007-05-13 08:00:03 -
(SomaliNet) Sida ay shaacisay wakaalada wararka ee dalka Kuwait ee KUNA waxaa kulan ku yeeshan dalka Kuwait ra\'iisul wasaarayaasha dalalka kuwait iyo Ethiopia Sheekh Naasir Maxamed Al Axmed Al Sabaax
Dagaalo beeleed ka dhacay tuulooyin hoos yimaada Jawhar 2007-05-13 07:59:14 -
(SomaliNet) Ugu yaraan 6 ruux ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii labo Jufo oo Beesha Abgaal ah uu dagaal ku dhexmaray tuuloyinka Ceel-Muruq iyo La
Howlgal ciidamada dowlada saakay ay ka bilaabeen Tarabuunka 2007-05-13 07:57:48 -
(SomaliNet) Ciidamada dowlada federaalka kmg-ka Somalia ayaa goor dhoweyd howl gal ka bilaabey agagaarka Tarabuunk ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa hakad geliyay isku socodka gaadiidka, iyaga o
Cabsi dagaal oo ka soo cusboonaatay Kismaayo 2007-05-13 07:56:51 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo magaalada Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in cabsi dagaal ay halkaasi ka jirto, kadib markii gudaha magaalada iyo banaankeeda laga dareemay a
Barre Hiiraale oo ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay shalay 2007-05-13 07:54:31 -
(SomaliNet) \"Aniga xilka waa la iga qaadey, markii horena waa la ii dhiibey, waxaanse kuu sheegayaa in aan ku faraxsanahay in xilka laga iga qaado\" sidaasi waxaa yiri Barre Aaden Shire (Barre-hiiraale