Xuseen Caydiid iyo Barre Hiiraale oo xilalkii ay hayeen laga qaaday 2007-05-12 08:39:55 -
(SomaliNet) Wareegto ka soo baxday maanta xaafiiska raiisul- wasaaha Somalia Prof Cali Maxamed Geedi ayaa lagu sheegay in xilalkii ay haayeen wasiirada gaashaandhiga iyo howaha guud iyo guryeynta md B
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho 2007-05-12 08:38:50 -
(SomaliNet) Ugu yaraan labo qofood ayaa ku geeriyootay, iyadoo ay tiro intaa ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii ay maanta qaraxyo kala duwan ka dhaceen Muqdisho. Qaraxyadaan ayaa ka kal
Ciidamada Itoobiyaanka oo howl gal ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha 2007-05-12 08:37:36 -
(SomaliNet) Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho waxaa saakay howl gal ka sameeyay ciidamo ka tirsan kuwa dowlada federaalka iyo Itoobiya, iyada oo labadii maalmood ee la soo dhaafe