Markab ka mid ahaa kuwii Boosaaso lagu xukumay oo ka baxsaday dekeda 2007-05-10 08:00:18 -
(SomaliNet) Mid kamid ah maraakiibtii dhawaan ay maxkamad ku taalo magaalada Boosaaso ku xukuntay inuu dhiibo lacago aad u fara badan ayaa xalay ka baxsaday dekeda Boosaaso. Markabkaan ka baxsaday d
Amaanka Shabeelada hoose aad looga deyrinayo 2007-05-09 08:07:23 -
(SomaliNet) Wararka naga soo garaya gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in xaalada amaanka ee gobolkaasi ay ka siidareyso maalinba maalinta ka dambeysa, iyadoo ay soo kordhayaan dhaca loo geysta da