Qarax Kismaayo ka dhacay 2007-05-03 08:01:23 -
(SomaliNet) Magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ka dhacay qarax Bam, kaasi oo sida la sheegay uu ku geeriyoodey hal qof, sida ay xaqiijiyeen ilo muhiim ah. Qaraxan ayaa dhacay fii
Baarlamaanka dowlada federaalka oo ka doodaya argagixisada Somalia 2007-05-03 08:00:38 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in golaha baarlmaanka manta la filaayo in ay ka doodaan qorshaha la dagaalanka argagixisada, iyada oo la fil
Wabiga Shabeele oo ku fatahay deegaanka Owdhiigle 2007-05-02 08:00:05 -
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Owdhigle ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in wabiga Shabeele uu ku fatahay deegaankaasi. Biyaha wabiga Shabeele ayaa gaaray qeybo ka tirsan xa
Kenya oo loogu baaqay inay dibu furto xaduuda ay Somalia la wadaagto 2007-05-02 07:59:30 -
(SomaliNet) Hay-ada u dooda xaquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dowlada Kenya inay dib u furto xaduuda ay la wadaagto dalka Somalia, halkaasoo ay hayadu sheegtay inay joogaan d
Kulan looga hadlayay amaanka gobolka Hiiraan oo ka dhacay Baladweyne 2007-05-02 07:58:58 -
(SomaliNet) Kulan looga hadlayay amaanka gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Kulanakasi oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan saraakiisha c