Ergeya Q.M ee Soomaaliya oo maanta Muqdishu booqday 2007-08-07 14:14:33 -
<#ali_mahdi_fall_080707_sm.jpg#>(SomaliNet) Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo wakiilka qaaska ee Q.M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya François Lonsény Fall ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimad Soomaaliya si uu wad
12 ruux oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay Buur-hakaba 2007-08-06 11:58:35 -
(SomaliNet) 12 qof ayaa lagu dilay, dhowr iyo toban kalena waa lagu dhaawacay dagaal xaga qabaa’ilka ah oo maanta ka dhacay meel ku dhow magaalada Buur-Hakaba oo 210km waqooyi galbeed kaga toosan caas
Ciidamada Ethiopia oo caawa lagu weeraray Muqdishu 2007-08-05 13:12:55 -
(SomaliNet) Mintidiin islaami ah ayaa caawa weerar baasuke oo gaadmo ah ku qaaday ciidamada Ethiopia ee fariisinka ku leh warshadii hore ee Baastada ee ku taalla waqooyiga Muqdishu, sida ay sheegeen
Dad rayid ah oo maanta ku dhintay qaraxyo ka dhacay suuqa Bakaaraha 2007-07-29 10:08:05 -
(SomaliNet) Ugu yaraan laba qof ayaa lagu dilay, afar kalena waa lagu dhaawacay afar qarax oo maanta ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu. Qaraxyadu ayaa ka dhashay bambaanooyin lala
Dowlada oo maanta laba askari looga dilay Muqdishu 2007-07-29 09:05:34 -
(SomaliNet) Qof la tuhunsan inuu ka mid yahay kooxaha mayalka adag ayaa maanta toogasho ku dilay laba askari oo ka tirsan dowlada KMG oo ku sugneyd suuq Bacaad ee ka mida degmada Yaaqshiid ee waqooyig
Qarax ka dhacay meel ku dhow guriga duqa magaalada Muqdishu 2007-07-29 08:57:30 -
(SomaliNet) Bam ayaa ku qarxay meel ku dhow aqalka duqa magaalada Muqdishu Maxamed Cumar Xabeeb ‘Maxamed Dheere’ ee waqooyiga Muqdishu, laakiin lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhacay bamkaasi.