Ciidamada Ethiopia oo isaga guuray xarunta Villa Baydhabo 2007-04-21 08:03:26 -
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ee fariisinka ku lahaa xarunta Villa Baydhabo ee deegaanka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa isaga baxay xaruntaasi Ciidamadaan oo todobaad ka hor soo degay xaruntaasi
Q.M oo baaq ka soo saartay dagaalada Muqdisho ka socda 2007-04-21 08:02:49 -
(SomaliNet) Xog-haya guud ee Q.M Ban Ki-Mood ayaa ugu baaqay in la jojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Muqdisho, isla mar ahaantaana la bilaawo wadahalo xal loogu raadinayo dagaalada ka soc
Shaaweeye oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya 2007-04-20 11:28:01 -
(SomaliNet) Ibraahim Cumar Sabriye (Shaaweeye) oo ahaa kuxigeenka Duqa magaalada Muqdisho ee arrimaha nabadgalyada ayaa dhaawac dartiis ugu geeriyooday dalka Kenya Magaalo madaxda Nairobi, isagoo shal
Dagaalo kale oo Muqdisho ka qarxay maanta 2007-04-20 06:51:44 -
(SomaliNet) Waxaa saakay magaalada Muqdisho mar kale ka qarxay dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Ethiopia ee Somalia, iyadoo dagaalkaasi uu saa
Madaxweynaha Somalia oo kulan la qaatay ra\'iisul wasaaraha Ethiopia 2007-04-20 06:49:42 -
(SomaliNet) Sida ay baahisay wakaalada wararka ee dalka Ethiopia waxaa magaalada Adis-ababa kulan ku qaatay madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia md Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo ra\'iisulw asaaraha
Ciidamo fara badan oo Ethiopian ah oo wali ku soo qul qulaya Muqdisho 2007-04-20 06:49:08 -
(SomaliNet) Ciidamo aad u fara badan oo Ethiopian ah ayaa maanta ka soo gudbay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose, iyaga oo ku soo jeeda magaalada Muqdisho. Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaan