Dowlada Somalia oo magacawday gudiga dib u heshiisiinta 2007-03-22 07:58:47 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia md Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa si rasmi ah u magacaabay gudiga dib u heshiisiinta qaranka. Madaxweynaha oo shir jara\'id xalay ku qabtay Muqdish
Dagaalkii muqdisho oo galay maalintii 2aad 2007-03-22 07:42:34 -
<#mogadishu200703224_sm.jpg#>(SomaliNet) Wali waxaa qeybo ka mid ah magalada Muqdisho ka socda dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowlada federaalka ee Somalia oo kaashanaya ciidamada Ethiopia ee Muqdisho ku sugan iyo kooxo si weyn
Dad aad u fara badan oo Muqdisho isaga qaxay 2007-03-22 07:40:00 -
<#mogadishu200703221_sm.jpg#>(SomaliNet) Dad aad u fara badan ayaa maanta ka qaxay magaalada Muqdisho tan iyo markii uu dagaalka ka bilaawday magaalada Muqdisho. Dadweyne aad u fara badan ayaa lagu arkayay boosteejooyinka laga r
Dagaal ka dhacay deegaanka Cadaado 2007-03-22 07:30:33 -
(SomaliNet) Labo qofood ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen akdib markii uu saakay dagaal halkasi ka dhacay. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada dowlada Somalia iyo mal