Howlihii dekeda Muqdisho oo xinibaad lagu soo rogay 2007-03-15 08:28:48 -
<#uganda_troops200703151_sm.jpg#>(SomaliNet) Dekeda weyn ee magalada Muqdisho ayaa maanta gabi ahaanba la joojiyay shaqadii ka socotay, iyadoo la filayo inuu soo gaaro markab qalab meleteri u wada ciidamada Uganda ee ka tirsan kuwa m
Dhowr isbaaro oo la soo dhigay wadada isku xirta Jowhar iyo Balcad 2007-03-15 08:20:55 -
(SomaliNet) Wararka laga helaya gobolka Shabeelada dhexe ee dalka Somalia ayaa sheegaya in wadada isku xirta Jowhar iyo Balcad ay kooxo hubeysan ay isbaaro soo dhigteen. Tuulooyinka lagu magacaabo Qa