Golaha guurtida Hawiye oo aad u dhaliilay qaabka shirka soo socda 2007-03-05 09:14:56 -
(SomaliNet) Afhayeenka golaha guurtida Hawiye md Cabdulaahi Cabdulle Wehliye ayaa tilmaamay inay feker ahaan aad uga soo horjeedaan qaabka ay dowlada Somalia u maareeyneyso shirka lagu wado inuu barta
Maleeyshiyadii maxaakiimta oo wali ku sugan xadka Somalia iyo Kenya 2007-03-05 09:13:05 -
(SomaliNet) Saraakiil ka tirsan ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xadka Somalia iyo Kenya ku arkeen ciidamada lagu tuhmayo inay ka mid yihiin ciidamada maxkamadaha islaamiga ee Somalia, kuwaaas
Kulan dhexmaray gudoomiyaha baarlamanka iyo ra\'iisul wasaaraha 2007-03-05 09:12:29 -
(SomaliNet) Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta K.M.G ah ee dowlada Somalia kulan albaabada u xiran yihiin ku yeeshay gudoomiyaha cusub ee golaha baarlamaanka Somalia md Sheekh Maxamed Nuur ( S
Wafdi ka socda midawga Africa oo Muqdisho ku sugan 2007-03-05 09:11:56 -
(SomaliNet) Saraakiil ka tirsan midawga Africa oo shalay galinkii dambe Muqdisho soo gaaray ayaa kulamo la leh masuuliyiin ka tirsan dowlada federaalka ee Somalia, kuwaasoo ka baaraan degaya sidii ay
Dayax madoobaad xalay laga dareemay Somalia 2007-03-04 08:59:43 -
<#cresent_moon.jpg#>(SomaliNet) Xalay saqdii dhexe abaarihii 1dii iyo 20 daqiiqo ee xiliga Muqdisho ayaa laga warhelay dayax madoobaad xoogan oo socday ilaa iyo ku dhawaad salaada subax. Markii la dareemay in dayuxu uu