Madaxweyne Yuusuf oo Kuwait ku sugan 2007-03-04 08:18:13 -
<#kuwait200703041_sm.jpg#>(SomaliNet) Madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia md Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan ku sugan dalka Kuwait ayaa kulamo la qaatay madaxda dalka Kuwait. Kulanka dhexma
Dab qabsaday xero qaxooti oo Muqdisho ku yaalo 2007-03-04 08:07:32 -
(SomaliNet) Xeradii ciidankii guulwadayaasha ummada soomaaliyeed ee magalada Muqdisho oo sannadihii ugu dambeeyay hoy u aheyd dad soomaaliyeed oo soo barakacay ayaa maanta dab uu haleelay xeradaasi.
Dableey weerar ku qaaday xerada Coca Cola 2007-03-04 08:06:15 -
(SomaliNet) Kooxo dableey ah oo aan heybtooda la garan ayaa weerar ku qaaday xerada Coca Cola, halkaasoo ay ku dhaqan yihiin dad soomaaliyeed oo soo barakacay. Lama yaqaano sababaha ay dableeydu weer
Amaandaro xoogan oo Mahadaay ka taagan 2007-03-04 08:03:52 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobolka Shabelada hoose ayaa sheegaya in amaandaro xoogan ay ka taagan tahay deegaankaasi, iyadoo uu aad u sii yaraanayo isku socodka gaadiidka ee
Ciidamo Ethiopian ah oo u dhaqaaqay dhanka xadka Somalia iyo Kenya. 2007-03-03 07:48:56 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubba hoose ee Somalia ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia ee halkaasi ku sugan ay u dhaqaaqeen dhanka xadka So
Madaxweynaha Somalia oo socdaal ku maraya dalal Carbeed 2007-03-03 07:48:07 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia md Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa scdaalo kala duwan ku kala bixya dalal ay ka mid yihiin Kuwait iyo Qadar oo labada ka wada tirsan dalalka Carabt
Madaxweynaha Somalia oo socdaal ku maraya dalal Carbeed 2007-03-03 07:47:32 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia md Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa scdaalo kala duwan ku kala bixya dalal ay ka mid yihiin Kuwait iyo Qadar oo labada ka wada tirsan dalalka Carabt
Ciidamadii Uganda ee Somalia ku soo jeeday oo Bombasa soo gaaray 2007-03-03 07:46:53 -
(SomaliNet) Ciidamada Uganda ee la doonayay inay Somalia soo galaan ayaa lagu soo waramayaa inay soo gaareen magaalada 2aad ee dalka Kenya ee Bombasa. Ciidamada Uganda ee Somalia ku soo socda ayaa la