Baaq ka soo baxay golaha guurtida ee gobolka Hiiraan 2007-03-08 07:15:23 -
(SomaliNet) Golaha guurtida ee gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horeeysay sida taxadar leh uga hadlay arimaha shirka dib u heshiisiinta soomaalida ee lagu wado inuu ka dhaco gudaha dalka Somalia bartam
Dufcadii 3aad ee ciidamada Uganda oo Muqdisho mar kale soo gaaray 2007-03-08 07:14:46 -
(SomaliNet) Waxaa saakay mar kale soo gaaray magaalada Muqdisho ciidamo ka tirsan dowlada Uganda, kuwaasoo qeyb ka ah ciidamada midawga Africa ee howl-galka nabad ilaalinta ah ka bilaabaya dalka Soma
Ciidamada dowlada Somalia oo baaritaano ka wada K.M.4. 2007-03-08 07:14:11 -
(SomaliNet) Ciidamada dowlada federaalka ee Somalia ayaa baaritaano ka bilaabay saakay isgoyska K.M. 4 ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay shalay ilaa iyo xalay uu iska hor-imaadyo ka taagnaayeen. Ci
Dufcadii 2aad ee ciidamada Uganda oo maanta soo gaaray Muqdisho 2007-03-07 07:39:18 -
(SomaliNet) Ku dhawaad ilaa 300 oo askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ayaa maanta mar kale ka soo degatay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo sida la sheegay ay keeneen diyaar
Labo askari oo lagu dilay K.M.4. 2007-03-07 07:38:45 -
(SomaliNet) Abaarihii maanta duhurkii ayaa labo nin oo la sheegay inay ka mid yihiin ciidamada dowlada toogasho loogu geystay isgoyska K.M.4 ee magaalada Muqdisho. Dilka raggaasi la sheegay inay kami
Ereteria oo lagu daray liiska dalalka xaquuqda aadanaha ku xad gudba 2007-03-07 07:38:13 -
(SomaliNet) Dalka Ereteria oo ka mid ah dalalka ku yaalo geeska bari ee Africa ayaa lagu daray liiska uu Mareykanku u aqoonsan yahay inay ku xad gudbaan xaquuqda aadanaha. Warbixin sannadkiiba mar ay
Ciidamada Ethiopia oo toogasho ku dilay 2 ruux 2007-03-07 07:37:31 -
(SomaliNet) Labo qofood ayaa geeriyootay, inku dhowna 8 qofood dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii ay ciidamada Ethiopian-ka ah ee ku sugan wadada warshadaha ay rasaas ooda kaga qaadeen
Waa sidee xaalada amaan ee wadada isku xirta Muqdisho iyo Marko? 2007-03-07 07:36:52 -
(SomaliNet) Goobo badan ayaa isbaarooyinkii dib loo soo celiyay, iyadoo darawalada ka shaqeeya wadada isku xirta Muqdisho iyo Marko ay cabsho aad u xoogan ka muujinayaan kooxaha isbaarooyinka soo dhi
Dowlada oo qaadacday baaqii ay golaha guurtida Hawiye soo saareen 2007-03-07 07:36:07 -
(SomaliNet) Wasiirka arimaha gudaha ee dowlada federaalka ee Somalia md Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo Dheere) ayaa ku tilmaamay inaysan aheyn kuwa metelda beelaha Hawiye odayaashii dhaqanka ee shal