Let's see how this shir in Taala Buur works out, the Maygaagle shir December last year didn't help shit. Inviting only Solomadow & Waceys Aaden is not gonna help as well. I say invite all the Habar Jeclo & Dhulbahante sub-clans that border each other for the HJ's such as Reer Yuusuf, Aaden Madoobe, Solomadow, Cali Barre, Biciide & Reer Yoonis.Garaad Maxamed Saleebaan Aadan Colaad oo xalay wargeyska waheen khatka talefoonka kula soo xidhiiday isagoo ku sugan Magaalada Buhoodle ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan golgol nabadeed oo dhawaan Suldaanka guud Beesha Barige Burco u fidiyay beelihi ku dagaalamay degaanka Kalshaale taasoo uu sheegay Suldaanka bariga burco in lagu qabanayo degaanka Taala-buur oo ka mida deegaamada gobolka Togdheer.
Garaadku waxa uu sheegay inay gogoshaasi qaaten isla markaana ay diyaar u yihiin talabo kasta oo nabad waarta iyo casilooni lagaga dhex abuurayo beelihi walaalaha ahaa ee ku dagaalamay deegaanka kalshaale hase yeeshe gogashaasi qaaten isla markaana ay diyaar u yihiin talaabo kasta oo nabad waarta iyo xasilooni lagaga dhex abuurayo beelihi ee ku dagaalamay deegaanka kalshaale hase yeeshee gogoshaasi ay imanayaan marka uu dhamaado shirka Dhulbahante ee taleex ka furmaya.
'' Anigoo ku hadlaya afka madaxdhaqameedyada reer Buuhoodle gogoshii nabadeed ee uu dhawaan Suldaanka guud beesha Bariga Burco u fidiyay beelihi ku dagaalamay degaanka kalshaale waanu soo dhaweynaynaa waxaan cadaynayaa inaanu gogoshaasi Suldaanka ajiibnay, markii uu Suldaanku ku dhawaaqay aynaanu shirnay waxaanan isla qaadanay hadaanu nahay wax-gardka ee Reer Buhoodle inaanu gogoshaasi ajiibno, iyaado wakiil ay iiga dhigteen shaacinteeda madax dhaqameedyada kale ee buuhoodle'' ayuu yidhi.
Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
Moderator: Moderators
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
Well done Peace between Salamadow and Axmed garaad

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
The Adan Madoobe Is Hosting this Peace Conference in Taalo-Buur, we Cant have this Minor Killing Between us, we are so Heavily Mixed and Cant Live with Out Each other< as soon there some water and Rain the Dhullbahante come to Our Territory for Grazing an water, and same thing the Habar jeclo are often on their side beacuse they have more rains on their side, and they always welcome us with Open Hands... Lets finish this Bullshid between us and the Dhullos...
and Solomadow PLease stop this Berkado shid that you guys are always building....
and Solomadow PLease stop this Berkado shid that you guys are always building....
-
Sanbalolshe
- SomaliNetizen

- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
^^ Aadan madoobe xoolaha iyo hilibka ha iska dhamaynina, anagau berkada waanu wadaynaa illaa buuhoodle insha'allah
.
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
Liqaaye, we'll finish what we started ina adeer. 
-
Sanbalolshe
- SomaliNetizen

- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
^ War bal kaagan ii camirayaa adna yaad ahayd?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
War Labadiinan Solomadow inoo Dejjiya Banooniga..... Dagaal Waxba Ma Taro wax aan Colaad ahayn, Taas Mid Loo Baahanyahay Maaha in this 20th centry, War arkeysan Sacad Muse Samaroon aya Dagaalami weyday oo Hadh Cad Inamadoodi La Gawracay.....
Markaas i would say Reer Soloamdow Magaaladiinan Qorulugud Dhista Ninyow oo Magaalo Camiran ka Dhiga, Ma Waxaad Ka Liidataan Kuwan Buuhoodle Jooga ee Airportka Xaadhaya for the Last 4 years
Markaas i would say Reer Soloamdow Magaaladiinan Qorulugud Dhista Ninyow oo Magaalo Camiran ka Dhiga, Ma Waxaad Ka Liidataan Kuwan Buuhoodle Jooga ee Airportka Xaadhaya for the Last 4 years
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
Daadkaan dad kaa indho adaag weli ma araag loool
First they bring fake elders from their websites and tell you they are Dhulos elders dealing with Isaaq, (not the real Dhulos elders) then they tell you meel xoog lagu difacaay macaal Somaliland maar eey keneen, Anaaga leeh oo barkaadihi laga asaay maaya weli waa qodeeyna!! loool haaye baal howshina wataa, Jawaabta aad heeshaan waax hanaga siiniinaa..

- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
Ninka walaalkii runtaa u sheega ayaa tol iyo gob ah. ka xaqdaro ku raaca jar ayuu ka tuura.
Liqaaye

Liqaaye
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur
Babygirl your lost little girl who is begging for War and Blodshed ilaahay Kuma Tuso ayaan Ku Leeyahay.... You Live in North America in Peace in relaxed and you wishing for killing of your Own Muslim People Ilaahay ha Ku Sahlo...
ADVICE...Dont take Serious of what some us Write on here
ADVICE...Dont take Serious of what some us Write on here
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 3241 Views
-
Last post by malakumod
-
- 12 Replies
- 1221 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 791 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 855 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 17 Replies
- 1781 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 1041 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 760 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 16 Replies
- 2064 Views
-
Last post by Executive
-
- 10 Replies
- 1772 Views
-
Last post by sahal80