Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Oktoober 200210

Oktoober 2002 Articles

Qubanayaal Isboorti - Faaqidaada Ciyaaraha Iyo toddobaadkii Soomaalida Toronto
2002-10-02 21:57:18 - waa qubane cayaaro kala duwan oo lagu kala qabtay magaalooyink kala duwan. Waxaa kamida kooxda Kubbadda cagta ee Rochester oo iyadu ka socotay gobolka Minnesota ayaa iyaduna waxa
Fanka iyo Suugaanta - Gabay: Amaan Geel
2002-10-02 16:33:41 - Waa mid kamida gabayadii Cali Clmi Afyare
Caafimaadka: Cudurka dilaaga ah ee Aidska iyo Soomaaliya
2002-10-02 16:31:15 - Qaybtii 1aad - Qaybtan iyada ah waxaa aynu ku soo qaadanaynaa sida uu cudurkani ugu sii faafayo waddanka Soomaaliya iyo waddamada deriska la ah, halka aan qaybaha danbe ku soo qaadan doono siyaabaha la isaga qaado, wuxuu yahay iyo sida la isaga ilaalin karo.
Fanka Iyo suugaanta - Sheeko Taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2002-10-02 04:49:15 - Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib markii ay in badan kala maqnaayeen. Ayaan oo Australia ku nool wadaad ah, xaas ah, hooyo ah, nin wadaad ahina qabo, nolosha ay ku nooshahay aan ku faraxsanayn.
Siyaasadda - Sacuudi Careebiya Goormuu Noqday Cadowga Mareykanka?
2002-10-02 04:47:21 - Sida la ogyahay dalal badan oo carab ah iyo guud ahaan dunida Muslimka ayaa xiriir qoto dheeri waxaa uu kala dhaxeeyey, welina kala dhaxeeyaa dowladda Mareykanka iyo xulafadeeda reer galbeedka, waxaana uu xirriirkaasi salka ku hayaa ilbaxnimada
Siyaasadda - Dibiga Naaso Adag Iyo Weerka Maxaa Kulmiyey? - Damaca Itoobiya & La dagaalanka Argagaxi
2002-10-02 04:45:37 - Tan iyo intii ay burburtay quwadii Midowga Soofiyeeti horaantii sagaashameeyadii waxaa maamulkii Bush iyo kuwii ka horeeyey ku taami jireen in maalin Maalmaha ka mid ah la helo hanaan siyaasadeed oo cusub oo lagu hago dunida hindisaheeduna ay leeyihiin Mareykanka
Taariikh - Dagaalkii Soomaaliya & Ethiopia (1977) - Dhaqdhaqaaqyadii Diblomaasiyadda
2002-10-02 04:40:58 - Qaybtii Koowaad - Sannadkii 1976-kii iyo bilowgii sannadkii 1977-kii, waxaa jiray dhaqdhaqaaq diblomaasiyadeed oo xoog badan, kaas oo dowladaha danaynayay degaanka ay kaga wada hadlayeen xiisadda ka bilaaatay geeska Afrika. Waxaa arrintaas weheliyay kulamo ay is-dhaafsanayeen dibolomaasiyiin iyo
Diinta - 70-ka danbi ee ugu waaweyn (Al-kabaa\'ir)
2002-10-02 04:37:55 - Horudhac - Qaybihii hore waxaan soo bandhignay danbiyada waaweyn: Shirkiga, in uu qofku qof dilo, sixirka iyo salaadda oo laga tago, Zakada oo aan la bixin, Bisha ramadaan oo sabab laaan la afuro, qofka oo aan xajiyin isaga oo awooda, Waalidka oo lagu caasiyo iyo Qaraaba-goysnimada, Zinada iyo Khaniisnimada.
Dhacdo Run Ah - Qabiil baa Dumiyay Qoyskaygii
2002-10-02 04:35:44 - Qeybtii 6aad - Saaxiibadey Muna fikradda aan u soo jeediyey habeenkaasi shaqsi ahaan iyada waa ku qanacsan tahay fikradaan ula imid ,niyadana awal waa ka rabtay in mar kale rajo ugu soo bidhaanto Feysal yare xaggiisa oo ku noqday nin aan dheg jalaq u siin waxa ay ula timid saaxiibadeey Muna.
Ila Tali Walaal
2002-10-02 04:33:20 - Waa su\'aalihii ila talida ee bishan nala soo weydiiyey jawaabohoodii.

Back to News Archive Categories