Maxkamadaha oo ka qaybgeli doona shirka dib u heshiisiinta 2007-06-27 09:00:29 -
(SomaliNet) Gudoomiyaha gudoonka shirka dib u heshiisiinta Somalia md Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta shaaca ka qaaday in shirka dib u heshiisinta beelaha Somalia ay ka soo qeybgali doonaan masuuliyiin
Raisul wasaaraha Somalia oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Mareykanka 2007-06-26 08:45:15 -
<#gedi_usa_200706261_sm.jpg#>(SomaliNet) Ra\'iisul wasaaraha dowlada federaalka ee Somalia Prof Cali Maxamed Geedi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Mareykanka. Ra\'iisul wasaaraha iyo wafdigiisa a
Dagaal dhexmaray maleeyshiyooyinka Maraxeen iyo Gaal-jecel 2007-06-26 08:37:42 -
(SomaliNet) ugu yaraan ilaa iyo 3 ruux ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii dagaalo culus ay fooda is dareen maleeyshiyooyinka beelaha Mareexaan iyo
Qarax kale oo maanta ka dhacay Muqdisho 2007-06-26 08:36:21 -
(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa 4 haween ah ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii qarax uu xoogan uu haleelay haween ka qeybgalayay olole nadaafadeed oo
Cusmaan Caato loo laga hor-istaagay inuu ka dhoofo Baydhabo 2007-06-25 08:23:37 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa tilmaamaya in xildhibaan Cismaan Xasan Cali (Caato) loo diiday inuu u ambabaxo magaalada Nariobi ee dalka Kenya. Lama yaqaano