Qarax ka dhacay suuq lagu iibiyo Khaadka 2007-06-24 08:17:44 -
(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa iyo afar qofood ayaa dhaawac ka soo gaaray kadib markii qarax bambaano uui ka dhacay suuq lagu iibiyo Khaadka oo ku yaalo inta u dhaxeysa isgoyska Howl-wagaad iyo shirkadah
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho 2007-06-24 08:17:07 -
(SomaliNet) Iyadoo habeenkii labaad ay xalay u aheyd bandoowgii lagu soo rgay magaalada Muqdisho ayaa hadana waxaa magaalada laga maqlayay qaraxyo meelo kala duwan ka dhacay. Degmooyin ay ka mid yih
Bandoow xalay lagu soorogay deeganka Diinsoor 2007-06-23 09:29:17 -
(SomaliNet) Ugu yaraan 10 ruux ayaa looqabqabtay kadib markii lagu eedeeyay inay jabiyeen bandoow lagu soo rogay deeganka Diinsoor ee gobolka Bay, halkaasoo maamulka gobolkaasi uu ku soo rogay bandoow
Xaalada Magaalada Kismaayo oo degan iyo dagaalo kale oo laga cabsi qabo 2007-06-23 09:28:23 -
(SomaliNet) Xaalada magaalada Kismayo ayaa degan xalay ilaa iyo saakay kadib marki shalay ay halkaasi dagaalo u dhaxeeyay labadii dhinac ee maal-mihi la soodhaafay isku hayay gacan ku heynta mamaulka
Ciidamo Ethiopian ah oo baaritaano ka sameeyay suuqa weyn ee Bakaaraha 2007-06-22 07:15:41 -
(SomaliNet) Ciidamo Ethiopian ah oo aad u fara badan ayaa sakay waabarigii hore isku gadaamay qeybo badan oo ka tirsan wadoyinka soo gala suuqa weyn ee Bakaaro, halkaasoo ay ka sameynayeen hub baarita
Qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka dekeda Muqdisho 2007-06-22 07:15:11 -
(SomaliNet) Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uudhaawac ka soo gaaray kadib markii qarax xoogan uu saaakay ka dhacay agagaarka dekeda weyn ee magaladaa Muqdisho. Q
Ciidamada AMISOM oo qarxiyay hubkii ugu badnaa 2007-06-21 07:58:04 -
<#mogadishu200706213_sm.jpg#>(SomaliNet) Ciidamada AIMSOM ee howlgalka ka wada magaalada Muqdisho ayaa maanta qarxiyay hub aad u fara badan. Ciidanka midawga Africa ayaa soo bandhigay ilaa 8 Kun oo isugu jira bambooyinka, miino