madaxweynaha jabuuti oo kaalmeynaya dadkii Xamar wax ku gaareen 2007-05-09 08:05:05 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dalka Djabuoti md Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqday isbtitaalo ku yaalo magaalado madaxda dalka Djabuoti, halkaasoo lagu daaweynayo dad ku dhaawacmay dagaaladii ka dhacay dh
Ciidamada midawga Africa oo soo bandhigay sida ay amaanka dekeda u sugaan 2007-05-08 08:43:09 -
<#mogadishu200705081_sm.jpg#>(SomaliNet) Ciidamada midawga Africa ee AMISOM ee ka howlgalada dekeda weyne ee magaalada Muqdisho ayaa maanta markii ugu horeeysay soo bandhigayqaabka ay amaanka dekeda weyn ee Muqdisho ay u sugaan.
Maxamed Dheere oo wareejinaya xukunkii Jowhar 2007-05-08 08:20:56 -
(SomaliNet) Xaflad lagu maamuusayo xilka wareejinta maamulka gobolka Shabeelada dhexe ayaa maanta la filayaa inay ka dhacdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada dhexe ee dalka Somalia. Xaf
Dagaal ka socda dhulka soomaalida Ethiopia 2007-05-08 08:20:23 -
(SomaliNet) Ugu yaraan 15 qofood ayaa ku geeriyootay, halka in ka badan 30 ruuxna ay dhaawac ka soo gaareen kadib markii ay dagaalo qaraar ka dhaceen deegaano ka tirsan dhulka ismaamulka soomaalida ee
Midawga Africa oo dhameystiraya ciidamadii Somalia 2007-05-08 08:18:26 -
(SomaliNet) Midawga Africa ayaa shaaca ka qaadoo ay inaydhawaan dhameytiri doonaan ciidamada midawga Africa ay hore u balan qaadeen, kuwaasoo tiradoodu ay gaareyso 8-Kun askari. Alpha Omer Conneri o
Bandoow Kismaayo lagu soo rogay 2007-05-08 08:17:20 -
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya magaalada xeebta kutaalo ee Kismaayo ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi lagu soo rogay bandoow kadib markii ay sii kordheen qalalaasaha ka taagan deegaankaasi.
Muhaajiriin Soomaali u badan oo ku geeriyoodey xeebaha dalka Turkey 2007-05-07 08:52:41 -
(SomaliNet) Tahriibayaal u badan Soomaali oo sidoo kale ay ka mid ahaayeen dad u dhashay dalal Itoobiya iyo Ereteriya ayaa ku geeriyoodey mid ka mid ah baddaha dalka Turkiga . Tahriibayaashan oo wate
Nin Miineeysan oo lagu qabtay dekeda weyn ee Muqdisho 2007-05-07 08:51:14 -
(SomaliNet) Warar hoose oo laga helayo dekeda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaalada dekeda ay gacanta ku dhigeen nin miineysnaa oo doonayay inuu qarxiyo dekeda magaalada Muqdisho. War