Qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka guriga Aadan Cadde 2007-05-07 08:50:10 -
(SomaliNet) Hal qof ayaa ku geeriyooday, 3 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii qarax xoogan uu ka dhacay gurigii uu Muqdisho ka deganaa madaxweynihii hore ee Somalia md Aadan Cabdulle Cisma
Qilaaf soo kaal dhexgalay odoyaasha beelaha Hawiye 2007-05-07 08:44:14 -
(SomaliNet) Odayaashii qaar ka mid ah beelaha Hawiye ee ka soo horjeeday dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa ku kala qeybsamey kulan shalay odayaasha qaarkood ay la yeesheen madaxweynaha dowla
Dagaalo ka soconaya nawaaxiga Guriceel 2007-05-06 09:16:37 -
(SomaliNet) Deegaano ku dhow deegaanka Guri Ceel oo ka tirsan gobolka Gal-gaduud waxaa ka soconaya dagaalo u dhaxeeya labo beelood oo halkaasi wada degan, iyada oo ay soconayaan dadaalo ay wadaan oday
Ethiopia oo ka hadashay eedeymo loo jeediyay 2007-05-06 09:15:49 -
(SomaliNet) Wasaarada arrimaha dibada dowlada federaalka Itoobiya ayaa ka hadashay eedeymo ay dowlada Itoobiya u soo jeediyeen qaar ka mid ah xisbiyada mucaaradka dalkaasi, iyada oo eedeymahaasina ay
Germany oo lacago ugu deeeqay Somalia 2007-05-06 09:14:54 -
(SomaliNet) Wasaarada arimaha dibada ee dalka Germany ayaa shaaca ka qaaday inay ugu deeqday dalka Somalia lacag gaareysa 1.5 Milyan oo Euro. Lacagta ay dowlada Germany ugu deeqday dalka Somalia aya