Qax mar kale ka dilaacay Muqdisho 2007-03-25 07:02:22 -
<#mogadishu200703251_sm.jpg#>(SomaliNet) Waxaa maanta magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayay dad aad u fara badan oo isaga qaxaya magaalada Muqdisho kadib markii ay soo baxeen in shalay uu guuldaro ku dhamaaday kulankii dhex
Dableey weerar ku qaaday rashin ay qeybineysay hay-ada W.F.P. 2007-03-24 07:38:35 -
(SomaliNet) Wararka laga helaya magaalada Jamaame ee gobolka Jubba hoose ayaa sheegaya in koox dableey ah ay weerar ku soo qaadeen goob ay hay-ada W.F.P. raashin ku qeybineysay oo ka tirsan Jamaame,
Bandoow lagu soo rogay Baladweyne 2007-03-24 07:37:16 -
(SomaliNet) Maamulka ka dhisay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa inay bandowo ku soo rogeen magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Bandoowga lagu soo rogay mag