Xaalada Muqdisho oo degan maanta 2007-03-24 07:36:30 -
(SomaliNet) Xaalada magaalada Muqdisho ayaa degan maanta kadib markii maal-mihii la soo dhaafay ay dagaalo qaraar ay ka jireen. Inkastoo ay wali isku hor fadhiyaan goobihii dagaaladu ka dhaceen ciida
Dowlada Somalia oo ka hadashay diyaaradii qaraxday 2007-03-24 07:35:21 -
(SomaliNet) Dowlada federaalka ee Somalia aya maanta si rasmi ah uga hadashay waxyaabahasababay qaraxii diyadareed ee shalay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Wasiirka arimaha gudaha ee dowlada
Ra\'iisul wasaaraha Somalia oo Saudi Arabia u ambabaxay 2007-03-24 07:34:40 -
(SomaliNet) Wafdi uu hogaaminayo ra\'iisul wasaaraha dalka Somalia Prof, Cali Maxamed geedi ayaa saakay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Cali Maxamed geedi iyo wafdigiisa ayaa
Diyaarad ku bur burtay duleedka Muqdisho 2007-03-23 12:53:19 -
(SomaliNet) Diyaarada sida la sheegay ka soo kacday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa galabta ku burburtay duleedka bari ee Muqdisho. Lama yaqaano sababaha rasmi ah ee dhaliyay burburka diyaradaa