Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
Waxaa xilka qaadis lagu sameeyay wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia Col. Barre Aadan Shire Hiiraale iyo wasiirka howlaha guud iyo guryeynta Xuseen Max'ed Ceydiid, ka dib qoraal maanta ka soo baxay xafiiska Ra'isulwasaaraha oo lagu shaaciyay xilka qaadistooda.
Wareegto uu ku saxiixan yahay ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Prof. Cali Max'ed Gedi, laguna wargaliyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ayaa waxaa xilkii wasiirnimo looga xayuubay Barre Hiiraale iyo Xuseen Ceydiid oo lagu eedeeyay in ay gudan waayeen waajibaadkooda shaqo.
Xildhibaan Xuseen Ceydiid iyo Barre Hiiraale ayaa ahaa xilliyadii ugu dambeeyay kuwo ka soo horjeestay siyaasadda dowladda KMG ah ee Somalia, iyadoo si gaar ah Xuseen ceydiid uu u baqoolay dalka Eritrea halkaasi oo uu ku biirey xubnihii xialalka laga qaaday ee uu hogaaminayay Afhayeenkii hore ee Baarlamanka Somalia.
Xilka Qaadiska Col. Barre Hiiraale ayaa ku soo beegmeysa xilli maleeshiyooyin isaga ku heyb ah ay la wareegeen gacan ku heynta magaalada Kismaayo ka dib markii ay ka saareen halkaasi ciidamadii dowladda KMG ah oo uu hogaaminayay taliyaha guutada koowaad C/risaaq Afgaduud.
Click here to find shabelle news in english
Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
Wareegto uu ku saxiixan yahay ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Prof. Cali Max'ed Gedi, laguna wargaliyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ayaa waxaa xilkii wasiirnimo looga xayuubay Barre Hiiraale iyo Xuseen Ceydiid oo lagu eedeeyay in ay gudan waayeen waajibaadkooda shaqo.
Xildhibaan Xuseen Ceydiid iyo Barre Hiiraale ayaa ahaa xilliyadii ugu dambeeyay kuwo ka soo horjeestay siyaasadda dowladda KMG ah ee Somalia, iyadoo si gaar ah Xuseen ceydiid uu u baqoolay dalka Eritrea halkaasi oo uu ku biirey xubnihii xialalka laga qaaday ee uu hogaaminayay Afhayeenkii hore ee Baarlamanka Somalia.
Xilka Qaadiska Col. Barre Hiiraale ayaa ku soo beegmeysa xilli maleeshiyooyin isaga ku heyb ah ay la wareegeen gacan ku heynta magaalada Kismaayo ka dib markii ay ka saareen halkaasi ciidamadii dowladda KMG ah oo uu hogaaminayay taliyaha guutada koowaad C/risaaq Afgaduud.
Click here to find shabelle news in english
Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
Who will be the new Wasiir G/dhigg
and who will take Hussien ceydiids place..???

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
I heard that, the leader of Jubbaland is now Geeljecel??
is that true??
is that true??
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
Come on.. The mayor of JUBBALAND IS Geeljecel..
- Sade-KING
- SomaliNetizen

- Posts: 334
- Joined: Fri Feb 09, 2007 6:50 am
- Location: F-cking my wabeneye h0es
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
jubbaland leader should be talxe or soonfure these little reer diini immigrants from dhulgaduud are f0cking annoying me. 
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
Allahamdulilah!!!!!!
For the guy above me, our affairs shouldn't concern you...you are not SADE so don't worry about it
COL.BARRE ADEN SHIRE

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California

this good. hawiye and merehan can work togeter now and create their own government
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
We will work with marehan and we always worked with them..
but not barre hiraale.. the mann who said i will use xataa yahuud on the wadaado..
but not barre hiraale.. the mann who said i will use xataa yahuud on the wadaado..
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
his their leader so weve to work with him
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Xilka qaadis lagu sameeyay Xuseen Ceydiid iyo Col. Barre Hii
nope..
no warlords..
no warlords..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 688 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 0 Replies
- 522 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 547 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 4 Replies
- 644 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 0 Replies
- 450 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 407 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 1043 Views
-
Last post by boode- afdheere
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 377 Views
-
Last post by X-unit