Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Febraayo 200314

Febraayo 2003 Articles

Barnaamijka Xiddigaha - Tababare Cabdi Maxamed Ciye-Cabdi Dheere
2003-02-03 13:46:09 - Qaybtii 1aad - Cabdi Maxamed Ciye-oo bahda isboortiga ay ugu yeeraan Cabdi dheere- ayay taariikhdu xusaysaa inuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii iyo tababarayaashii ugu qiimaha badnaa ee soo mara ciyaaraha kubbadda koleyga ee dalkeena Soomaaliya...
Arrimaha Bulshada - Isticmaalka Dakhligaaga
2003-02-03 13:24:19 - Waxaa lacagta inta badan lagu dhaleeceeya in ay tahay xoolo shaydaan oo aan la maamuli karin,lana ilaalin karin taasna waa mid dad badani maanta aaminsan yihiin, wayse ka duwan tahay saas oo waxaa lagu qeexi karaa lacagta hubka kaliya ee lagula dagaalami karo cadowga nafta
Cayaaraha - Qubanayaal
2003-02-03 13:06:38 - Tartan kubada cagta oo ka dhacay waddanka Kenya.
Gabay - Cabdulqadir Xirsi Yamyam
2003-02-03 12:15:13 - Waa mid kamida gabayada abwaan yamyam.
Diinta: Su’aalihii iyo Jawaabihii Bishaan
2003-02-03 11:09:56 - Cudurdaarasho: Naga raalli ahaada dadka aanaan wali suaalohooda ka jawaabin, culumadii aan u dirnay ayaan wali ka soo jawaabin.
Dhacdo Run Ah - Qabiil Baa Dumiyey Qoyskeyga!
2003-02-03 10:57:11 - Qaybtii 10-aad - Anigoo hoosta ka guryamaya ayaan ka soo dhaqaajiyey aabe iyo hooyo,hadaan la sii joogo lahaa oo sheekada la wadi lahaa waxaan qabaa inuu aabe hindisi lahaa su\'aalo kale oo aan loo dirsan,sidaa daraadeed waxaa danta igu kaliftay inaan isaga soo tago meesha.
Ila Tali Walaal
2003-02-03 10:53:31 - Waa qaar kamida su\'aalihii ila talida ee bishan nala soo weydiiyey jawaabohoodii.
Qurbaha: Sharciyada guurka reer galbeedka
2003-02-03 10:06:19 - Dadka Soomaalida oo ah Muslim ayaa markay soo galeen waddamada reer galbeedka waxaa ka hor imaaday dhaqan diin iyo sharciyo ka duwan kuwii ay kusoo koreen ama ay ka dhaxleen waaridkood.
Fanka iyo Suugaanta - ( Sheeko Taxane Ah) Alla Ma Iyadiibaa Alla Ma Isagiibaa?
2003-02-03 09:56:02 - Nimankii nin ka mid ah ayaa yiri waa fikrad aad u wanaagsan ee bal Canbaro iyo Ahmedba ha loo yeero , si aan hawsha isaga dhamayno dhaqso. Markiiba waxa loo yeeray Canbaro oo yara gariiraysa, waligeedna aan mas-uuliyadan oo kalena qaban

Back to News Archive Categories