Janaayo 20021
Janaayo 2002 Articles
Kooxda kubbadda Cagta ee Mustaqbalka (Somali Tigers)
2001-12-31 19:36:44 -

Kooxda kubbadda cagta ee Somali Tigers waxaa la aasaasay dhammaadkii sannadkii 1996dii. Aasaaskeedana waxaa ka dambeeyay xafiiska isu-tagga jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Minnesota loona yaqaano (Confederation Of Somali Community In Minnesota) oo ku yaal magaalada Minneapolis, gaar ahaan xarunta weyn ee Brian Coyle Community Center.
Maxaa loo eedeeyay magaca Somaali?
2001-12-30 20:30:04 -
Teer iyo markaan caqliyasatay ilaa iyo hadda waxaan markasta is weydiiyaa waa kuma somaliga la wada eedeeyo? Ma wax baa naga khaldan? Hadday wax ina ka khaldan yihiin ma sixi karnaa oo hal hayska u ah qof kasta oo soomali ah oo arka wax bulshada dhex deeda ku xun. Waa kee eedeeysane kan eedeeynaya maxuu yahay?
Sheeko Taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2001-12-30 20:17:16 -
Sheeko run ah oo ku dhacday wiil iyo gabar Soomaliyeed. Maxaad samayn lahayd haddii gabadhii aad jeclayd waaridkeed u sheegaan in hadday ku guursato la dayrinayo? Maxaad samayn lahayd adiga oo Keenya qaxooti ku ah, dhaqaale laaan ku hayso, isla markaasna gabadhaad jeclayd iyada oo tixgalinaysa dhibaatada reerkeeda haysata ay la qumanaato inay guursato nin ka yimid Australia?
Soomaaliya Taariikhda Horteed (Somalia Pre-history)
2001-12-30 20:08:36 -
Culuumta taariikhda qeybteeda aanan laga heynin wax qoraallo ah ama sheekooyin la raad raaco, waxaa lagu magcaabaa taariikhda horteed (pre-history). In badan ayaa lagu howlanaa in wax laga ogaado sida ay noloshu aheyd taariikhda horteed. Waxaase jirta in natiijooyinka arrinkan laga gaarey ay yihiin kuwo kooban.
GABAY - Kuwii cararay
2001-12-30 19:24:15 -
Gabaygaan maga ciisa la yiraahdo ku wii cararay waxaa tiriyay (sayid maxamed c/dulle xasan) ilaahay ha u naxariistee,waxa uu tiriyay mar rag ka mid ah daraawiishta oo markaas dagaalka ku cusbaa ay soo baqdeen. Sidaad og soon tahay waxaa daraawiishta ceeb ka ahaa cararka iyo baqashada ragaa cusubaa oon horay u duulin baa duulaan qaaday.
Ka Hadalka Fagaarayaasha
2001-12-30 19:17:55 -
Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh Nabigana (scw) naxaris iyo nabadgalyo korkiisa allah ha yeelo (scw). Mar kasta oo laga hadlo mawduuca ka hadlaka fagaaraha, waxaa la is waydiiyaa suaalo ay ka mid yihiin: Waa maxay codarnimadu? Shareecada Islaamku maxay ka qataa fagaare ka hadalka? Codkarnimadu ma u dhalashaa? Ma jiraan siyaabo kale oo dhagaystayaasha loo qancin karo.
Taariikhda E-mailka iyo Calaamada @
2001-12-29 21:53:02 -
Marna maku fekertay e-mailkan intaad qortid ka dhacaya isla markiiba aduunka dhinaciisa kale yaa suurto galiyey maxaase loo suurto geliyey?
Back to News Archive Categories