Julaay 20027
Julaay 2002 Articles
Fanka iyo Fanaanka - Waraysi : Luul Jeylaani Cali
2002-07-01 13:58:35 -

Luul Jeylaani Cali ( Luula) waxaa ay ka mid tahay fannaaniinta Soomaaliyeed kuwooda loogu jecel gaar ahaan fanka banaadiriga oo ay muddo fog ku soo dhex jirtay iyada oo waliba qayb wayn ka soo qaadatay dhinaca heesaha ku luqayntooda, jilitaanka riwaayadaha qaarkood iyo saaridda miyuusikadaba.
Diinta - Waydiin & Warcelin: Su\'aalihii Bishaan
2002-07-01 13:46:27 -
Marka koowaad waxaan mahad balaaran u soo jeedinaynaa dadkii suaalaha noo soo diray. Marka labaad waxaan ka cudur daaranaynaa suaalaha aanaan ka soo jawaabin sababtuna waa iyada oo lagu maqan yaha jawaabaha iyo iyada oo ay qayb ka mid ahi u baahan yihiin cilmi baaris.
Ilatali Walaal
2002-07-01 13:42:01 -
Waxaan u mahad celinaynaa dadkii fikradohooda noo soo diray. Waa kuwaan qayb ka mid ah talooyinkii ay dadku noo soo direen iyaga oo la talinaya gabadhii ina soo waydiisay in ay sawirkeeda u dirto wiil ay internetka ka baratay iyo in kale.
Maxaa ku Cusub Magazine-ka?
2002-07-01 13:13:24 -
Rumayso ama ha Rumaysan: Waxaan ku soo gudbin doonaa haddii Ilaahay raalli ka noqdo arrimo la yaab leh oo aad xiiso u leh. Haddii aad arrimaha noocaan oo kale noo soo gudbisaan waa na farax galin lahayd...
Siyaasada - Ma loo baahan yahay SYL xilligaan
2002-07-01 13:00:21 -

Galab casarkii ah anigoo fadhiya makhaayad shaaha laga cabo oo ku taal galbeedka magaalada Moosko ee cariga Ruushka ayaa mar kaliya waxaan arkay dadkii makhaayadda shaaha ka cabayey oo mar qura wada istaagay hadalkiina joojiyey
Rumayso ama Harumaysan
2002-06-30 12:52:17 -
Dadka maraykanka ahi waxay ka sheekeeyaan arrin ay aad ula yaabeen oo ahayd.
Back to News Archive Categories