We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Mudadii Soomaaliya Burbursanayd dad aad u fara badan oo Soomaali ah ayaa Qurbaha soo aaday. Caruurtii iyaga oo da\' doodu yar yar tahay Qurbaha la keenay ama kuwii ku dhashay Qurbaha ayaa luqaddii af Soomaaligu ka sii suulaysaa.
Luul Jeylaani Cali ( Luula) waxaa ay ka mid tahay fannaaniinta Soomaaliyeed kuwooda loogu jecel gaar ahaan fanka banaadiriga oo ay muddo fog ku soo dhex jirtay iyada oo waliba qayb wayn ka soo qaadatay dhinaca heesaha ku luqayntooda, jilitaanka riwaayadaha qaarkood iyo saaridda miyuusikadaba.
Galab casarkii ah anigoo fadhiya makhaayad shaaha laga cabo oo ku taal galbeedka magaalada Moosko ee cariga Ruushka ayaa mar kaliya waxaan arkay dadkii makhaayadda shaaha ka cabayey oo mar qura wada istaagay hadalkiina joojiyey