Hub lagu gubay Muqdisho 2007-06-16 07:55:30 -
(SomaliNet) Ciidamada Uganda oo ka tirsan kuwa midawga Africa ee Somalia howlgalada ka wada ayaa maanta ku gubay magaalada Muqdisho gaar ahaan Xalane hub kala duwan oo shalay lagu wareejiyay ciidamada
Ciidamo ka socda Burundi oo Somalia ku soo jeeda 2007-06-15 06:38:41 -
(SomaliNet) Xukuumada Burundi ayaa shaaca ka qaaday inay diyarisay ciidamo ka tirsan dalkaasi oo qeybb ka noqda ciidamada AMISOM ee Somalia howlgalka ka wada. Afhayeen u hadlay ciidamada dalka Burund
NATO oo go’aansatay inay dhanka hawada ka taageerto ciidamada AMISOM 2007-06-15 06:37:45 -
(SomaliNet) Kulan ay yeesheen wasiirada gaashaandhiga ee dalalka ku jira ururka NATO ayaa isku raacay inay dhanka hawada ka taageeraan ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM. Afhayen u hadlay wasiirada
Qaraxyo xoogan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho 2007-06-15 06:37:00 -
(SomaliNet) Qaraxyadaasi ayaa mid ka mid ah lala beegsaday ciidamada Ethiopia ee Muqdisho ku sugan, kuwaasoo marayay isgoyska Snaca ee magaalada Muqdisho, waxaana ay wararka qaar ay sheegayaan in labo
Gudoomiyihii degmada Shibis oo Muqdisho lagu dilay 2007-06-14 09:20:59 -
(SomaliNet) Gudoomiyihii mamaulka degmada Shibis ee gobolka Banaadir marxuum Abuukar Xuseen (Baanoow) ayaa saakay kooxo hubeysay ay ku dileen magaalada Muqdisho. Sida ay xaqiijayaan dadka deeganka Sh
Aadan Cabdulle Cismaan oo maanta Muqdisho lagu aasay 2007-06-11 09:07:24 -
<#adan_ade_burial_sm.jpg#>an_e_burial_sm.jpg(SomaliNet) Waxaa maanta magaala Muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceel-Cirfiid lagu aasay maxweynihi ugu horeeyay ee soo mara dalka Somalia marxuum Aan Cabdulle Cismaan ( Aan Cde). A aska mar
Xaalada amaan ee degmada Marka oo laga deyrinayo 2007-06-11 07:47:19 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya xaalada amaan ee magaaladaasi ay gacanta ka sii baxeyso. Xaalada amaan ee magaalada Marka iyo qeybo