Soomaali - Soomaaliya Articles
-
Hub ururin ka socota qeybo ka mid ah Muqdisho
2007-06-18 08:04:09 -
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada federaalka ee Somalia aad u fara badan ayaa saakay markii ugu horeysay ka bilaabay degmooyinka Kaaraan iyo Cabdulcasiis hub ururin. Wadooyinka mara g
-
Qarax iyo dil ka dhacay Muqdisho
2007-06-18 08:03:17 -
(SomaliNet) Ugu yaraan labo caruur ah ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii saakay uu qarax ka dhacay meel u dhow wasaaradii hore ee boostada iyo isg
-
Dowlada Somalia oo beenisay hadalkii ka soo baxay Cusmaan Caato
2007-06-17 08:56:48 -
(SomaliNet) Dowlada federaalka ee Somalia ayaa maanta sheegtay inay tahay been sal iyo raad laheyn oraaldii ka soo yeertay xildhibaan Cusmaan Xasan Cali (Caato). Afhayeenka dowlada federaalka ee So
-
Qarax ka dhacay Baydhabo
2007-06-17 08:55:44 -
(SomaliNet) Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday, iyadoo sadex kalaena uu dhaawac kas oo gaaray kadib marki bam lagu tuuray xarunta bankiga dhexe ee magaalada Baydhabo. Qaraxaasi oo xalay ak dhac
-
Dagaal laga cabsanayo inuu Kismaayo ka dhaco
2007-06-17 08:54:45 -
(SomaliNet) Waxaa isa soo tarayo cabsi laga qabo in dagaalo kale ay ka qarxaan nawaaxiga magaaalada Kismaayo, halkaasoo ay isaga soo horjeedaan ciidamo ka soo kala jeeda beelihiib dhawaan ku dagaalam
-
Maamulka Balad-Xaawo oo ka walaacsan xirnaanshaha xadka Somalia iyo Kenya
2007-06-17 08:53:44 -
(SomaliNet) Maamulka magaalada xaduuda ku taalo ee Balad-Xaawo ayaa sheegay maanta in walaac xoogan ka qabaAn xanibaada ay xukuumada Mwaia Kibaki ku soo rogtay xaduuda u dhaxeysa dalalka Somalia iyo K
-
Kenya oo ciidan dheeri ah u dirtay xadka ay la wadaagto Somalia
2007-06-16 08:37:11 -
(SomaliNet) Dowlada Kenya ayaa ciidamo dheeraad ah u soo dirtay xaduuda ay la wadaagto dalka Somalia. Wararka laga helayo deegaamada ku yaalo xaduuda u dhaxeysa Somalia iyo Kenya ayaa tilmaamaya in m
-
Qaadashada hubka oo laga mabnuucay gobolka Shabeeladda dhexe
2007-06-16 08:23:00 -
(SomaliNet) Maamulka gobolka Shabeeladda dhexe ayaa maanta soo saaray wareegto lagu mabnuucayo qaadashada hubka sharci darada ah ee gudaha gobolka Shabeelada dhexe. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaan
-
Qaadashada hubka oo laga mabnuucay gobolka Shabeeladda dhexe
2007-06-16 08:11:59 -
(SomaliNet) Maamulka gobolka Shabeeladda dhexe ayaa maanta soo saaray wareegto lagu mabnuucayo qaadashada hubka sharci darada ah ee gudaha gobolka Shabeelada dhexe. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaan
-
Qax ka bilaawday Muqdisho
2007-06-16 07:56:56 -
(SomaliNet) Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magalada Muqdisho, gaar ahaan xaafada Xamar-Jadiid ayaa bilaabay inay isaga qaxaan deegaanada ay ku nool yihiin kadib markii ay cabsi la soo deristay. Qaxa
Back to News Archive Categories