Wafdi ka socda UN ka oo soo gaaray muqdisho 2007-06-08 11:06:20 -
<#blpascoe200706081_sm.jpg#>(SomaliNet) Wafdi ka socda QM ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayadoo wafdigaas uu kulamo la yeeshay masuuliyiin ka tirsan Dawlada ku meel gaarka ah. Kaaliyaha xog hayaha guud ee QM Mr Lyn
Madaxweynaha Uganda oo ka hadlaya arimaha dalka Somalia 2007-06-08 07:18:21 -
(SomaliNet) Madaxweyanaha dalka Uganda Yuweri Musafeni ayaa sheegay in dowlada Uganda ay aaminsan tahay in xaalada dalka Somalia ay ka wanaagsan tahay sidii ay markii hore aheyd. Musafeni oo la hadl
Qarax xalay Muqdisho ka dhacay 2007-06-08 06:53:28 -
(SomaliNet) Qarax aad u xoogan ayaa xalay ka dhacay isgoyska Fagax ee magalada Muqdisho. Wararka laga helayo halka uu qaraxu kadhacay ayaa tilmaamaya in qaraxau uu ka dhacay meel u dhow isgoyska Fagax
Gudoomiyihii beelaha Hawiye oo la si daayay 2007-06-07 08:24:14 -
(SomaliNet) Gudoomiyihii odoyaasha beelaha Hawiye Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayaa maanta xabsiga laga si daayay kadib marki ciidamo ka tirsan dowlada federaalka Somalia ay xabsi shalay u taxaabeen. La
Dowlada K.M.G ah oo xirtay idaacadaha Muqdisho qaarkood 2007-06-06 07:02:54 -
<#wareegto200706061_sm.gif#>(SomaliNet) Dowlada federaalka K.M.G ah ee Somalia ayaa maanta wareegto ay soo saartay ku xirtay idaacado ka dhisan magaalada Muqdisho. Warqada kasoobaxday xaafiiska wasiirka warfaafinta ee dowlada
Xararyaale oo bandow lagu soo rogay 2007-06-06 06:37:50 -
(SomaliNet) Ciidamada dowlada federaalka Somalia oo kaashanaya kuwa Ethiopian ah ayaa sakay aroortii hore isku gadaamay dhamaan qeybaha kala duwan ee deegaanka Xararyaale ee magaalada Muqdisho, halkaa