Soomaali - Soomaaliya Articles
-
Ciidamada dowlada oo hub fara badan gacanta ku soo dhigay
2007-06-06 06:37:40 -
(SomaliNet) Ciidamada dowlada federaalka ee Somalia oo maanta howlgalo ka sameeyay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho aya hub aad u fara badan gacanta ku soo dhigay. Taliyaha ciidamada booliska Soma
-
Xanibaad lagu soo rogay wadooyinka Muqdisho
2007-06-06 06:37:00 -
(SomaliNet) Ciidamo Ethiopian ah oo aad u fara badan ayaa saakay xiray wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo udiiday dadka iyo gadiidkaba inay maraan wadooyin ay xireen ciidanku. Wadada ma
-
Meles Zenawi oo Muqdisho si kedis ah ku soo gaaray
2007-06-05 12:56:51 -
<#meles_zenawi_mogadishu200706051_sm.jpg#>(SomaliNet) Ra\'iisul wasaaraha dowlada federaalka ee Ethiopia Otte Miles Zanawi ayaa maanta si kedis ah ku soo gaaray magaalada Muqdisho. Booqashada ra\'iisul wasaaraha Ethiopia ayaa aheyd mid aan hor
-
Ciidamada itoobiya oo qaqabtay culumo tabliiq ah
2007-06-05 07:56:45 -
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ayaa maanta qab qabtay qaar ka tirsan culumada Tabliiqa ee ka mid ah dariiqooyinka culumada soomaaliyeed ee ka jira dalka Somalia. Qab qabashada culumada Tabliiqa ayaa
-
Sarkaal ka tirsan Q.M o Somalia ku soo jeedo
2007-06-05 07:51:00 -
(SomaliNet) KaLeam Baskuwi oo ah kaaliyaha xog-hayaha guud ee Q.M ee dhanka siyaasada ayaa la filaaya inuu dhawaan soo gaaro dalka Somalia si uu ugu kuurgalo xaalada dalka Somalia. Leam Baskuwi wuxu
-
Hirka dib u heshiisiinta oo la qabanayo waqtigii loogu talogalay
2007-06-05 07:50:31 -
(SomaliNet) Gudoomiyaha gudiga shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed md Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in shrka dib u heshiisiinta beelaha soomaaliyeed uu qabsoomayo
-
Ciidamo ka tirsan booliska Somalia oo la soo dhigay isgoysyada Muqdisho
2007-06-05 07:49:44 -
(SomaliNet) Ciidamada booliska Somalia ayaa maanta la soo dhigay isgoysyada ku yaalo magaalada Muqdisho, kuwaasoo la soconaya , isla markaana baaritaano ku sameynayo gaadiidka laga shakiyo. Ciidanka b
-
Mudaaharaad looga soo horjeedo ciidamada Ethiopia ee Somalia ku sugan oo ka dhacay London
2007-06-05 07:48:07 -
(SomaliNet) Jaaliyada soomaaliyeed ee ku sugan magaalada London ayaa lagu soo waramayaa inay halkaasi ka dhigeen dibadbax loga soo horjeeda joogitaanka ciidamada Ethiopia ee ku sugan gudaha dalka Soma
-
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho
2007-06-04 07:44:47 -
(SomaliNet) Labo qarax oo aad u xoogan ayaa saakay ka dhacay agagaarka isbitaalka SOS ee magalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan dadka deegaanka qaraxyadaasi ayaa ilaa iyo hadda aan la ogeyn cida wax
-
Gudoomiyihii degmada Ceel-buur oo Muqdisho lagu dilay
2007-06-04 07:28:03 -
(SomaliNet) Gudoomiyihii mamaulka ee degmada Ceel-buur marxuum Cali Waraabe ayaa xalay kooxo hubeysan ay ku dileen deegaanka Xararyaale ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa la dilay xili uu ka soo
Back to News Archive Categories