Ciidamo ka tirsan dowlada oo toogasho lagu dilay 2007-06-04 07:23:18 -
(SomaliNet) Ugu yaraan sadex qofood ayaa ku geeriyootay, iyadoo dad kalena uudhaawac ka soo gaaray kadib markii kooxo hubeysan ay maanta toogasho ku dileen labo ka tirsan ciidamada booliska Somalia, k
Ra\'iisul wasaaraha Somalia oo shir jara\'id ku qabtay Muqdisho 2007-06-04 07:22:36 -
(SomaliNet) Ra\'iisul wasaaraha dowlaad federaalka Soma,lai Prof Cali Maxamed Geedi ayaa maanta shir jaraa;i ku qabtay xarunta uu ka degan yahay magaalada Muqdisho. Prof Geedi wuxuu shirkiisa jaraa;i
Qarax ka dhacay guriga ra\'iisul wasaare Cali Maxamed Geedi 2007-06-03 14:37:19 -
(SomaliNet) Ugu yaraamn 6 ruux ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badan dhaawac uu ka soo gaaray kadib markii uu galabta qarax ad u xoogan uu ka dhacay guriga ra\'iisul wasaraha Somalia Prof C
Puntland oo sheegtay inay soo afmeertay dagaalkii Baargaal 2007-06-03 07:21:43 -
(SomaliNet) Maamulka Puntland ee Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in ay ku dileen dagaalkii ay kula galeen deegaanka Baargaale ee Gobolka Bari xubno argagaxiso caalami ah oo ka
Qarax ka dhacay Muqdisho 2007-06-03 07:20:43 -
(SomaliNet) Qarax aad u xoogan ayaa saakay ka dhacay xarunta dalka Somalia ee Muqdisho, halkaasoo fariisin u ah dowlada federaalka ee Somalia. Qaraxaan oo ka dhacay agagaarka Ex, Contorlkii hore ee
Dad loo xirxiray dilkii gudoomiyaha Howl-wadaag 2007-06-02 08:35:38 -
(SomaliNet) Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaday inay gacanta ku soo dhigeen raggii ka dambeeyay dilkii xalay loo geystay gudoomiyihii degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho marxuum Xasan