We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Xubinteena maanta waxaan ku soo qaadan doonaa waraysi aan la yeeshay xiddig ka mid ahaa xiddigihii soomaaliyeed ee Kubbadda koleyga waa Isaaq Nuur Jilley, Isaaq Dheere oo loogu naanayso (GOR-GOR).
Ciyaaryahan Cabdullahi Axmed Maxamed wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sannadku markuu ahaa 1986dii. Cabdullahi waa arday dhigta dugsiga sare Washburn ee gobolka Minnesota. Waxa uu ciyaaraa Kubbaddda koleyga (Basket-ball) dhererkiisu waa 6.5, wuxuuna ka ciyaraa dhexda (Post).
Ugu horreyntii Allah baa mahad leh oo noo suuro galiyay inuu soo baxo magazine/kan ku qoran intiisa badan afka soomaaliga oo aan filayo in bulshaweynta soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay aad uga faa`idaysan doonaan una jeclaysan doonaan.
Sidaan dhamaanteen la socono xiriir weyn ayaa ka dhexeeya horumarka ummadaha iyo dadaalka dhallinyarada. Soomaliya inay xorriyad qaadato waxaa sabab u ahaa ururkii dhallinyarada Soomaliyeed (S.Y.L) kuwaasi oo halgan dheer u soo maray sidii looga xoroobi lahaa gumeysiga, isla markaana dhibaatada looga samata-bixin lahaa bulshadii Soomaaliyeed ee gumeysigu aafeeyay.
There is hardly any difference among Somalis that there is a crisis. Our very existence as a nation is in serious jeopardy and our territorial integrity is being threatened. There are many people making various diagnosis of this malaise that is plaguing the nation today. But indeed this only identifies the symptoms rather than the real roots of the problem.